
Waxaa maanta la shaaciyey Liiskii magacyada Xildhibaanada cusub ee Puntland, kuwaasoo tiradooda dhan tahay 66 Xubnood oo kasoo jeeda dhamaan 7 gobolka ay ka kooban tahay Puntland.
Xildhibanadan ayaa ah kuwa dooranaya 8 Jan,2009 Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa, waxeyna kulankkoda ugu horeeya yeelan doonaan 1 Jan,2008 kaas oo uu shir gudoomin doono ninka ugu da’da weyn.
Liiska Xildhibaanada la ansaxiyey maanta ayaa u qoraa sidatan:
Ku: Issimada Dowlad Goboleedka Puntland
Ku Golaha Wakiilada Cusub ee Puntland
Ku: Maxkamada Sare ee DGPL
Ujeedo: Ansaxinta Golaha Wakiilada Puntland
Gudiga Ansaxinta Xubnaha Wakiiladu
Markuu arkey Lifaaqa Labaad ee Dastuurka Puntland ee mududa ku meel gaarka ah ee 28/10/2008
Markuu arkey Lifaaqa Dastuurka qodobkiisa 4aad ee Golaha Wakiilada waxaa lagu soo xulayaa hab beeleed waafaqsan sidii looga soo xuley golaha Wakiilada ee horey u jirey
Markuu arkey xeer Madaxweyne Lr.112 ee 09/12/2008 kuna saabsanaa hirgalinta Doorashooyinka & Guddiga Xalinta Khilaafaadka Golaha Wakiilada Puntland
Markuu arkey qoraalada Beeluhu ku soo xuleen Xildhibaanada
Markuu arkay kala saarida dowladaha, hubiyeyna Qoraalada Asalka ah ee ugu dambeyntii soo sixiixeen Issimada & Cuqaasha Beelaha.
Ugu dambeyntii la tahsadey Guddiga Issimada ee loo xuley Xalinta Khilaafaadka Golaha Wakiilada.\
Guddiga ansaxinta & Xalinta khilaafaadku waxuu ansaxiyey Liiska Golaha Wakiilada cusub ee DGPL oo ah kan hoos ku qoran.
Liiska Xildhibaanada Gobolka Nugaal
Magaca Xildhibaanka: Beesha: Issimaka Sixiixey
Cabdikariin Muuse Maxamed " Ciise Maxamuud" Islaan Ciise Islan Maxamed
Saciid Diiriye Maxamed " Ciise Maxamuud" Islaan Ciise Islaan Maxamed
Maxamuud Faarax Warsame " Ciise Maxamuud" Islaan Ciise Islaan Maxamed
Axmed Saciid Muuse (Ahmed Barre) " Ciise Maxamuud" Suldaan Siciid Maxamed
Muuse Warsame Cumar " Ciise MAxamuud" Suldaan Siciid MAxamed (Garaase)
Dr. Axmed Xirsi Carab " Cumar MAxamuud" Islaan Ciise Islaan Maxamed
Bashiir C/casiis Cumar " Cumar MAxamuud" Islaan Ciise Islaan Maxamed
Maxamed Farax Nuux " Leelkase" Islaan Ciise Islaan MAxamed
Burhaan Aadan Aw-cabdi " Bahdubeys" ISlaan Ciise ISlaan Maxamed
Liiska Xildhimaanada Gobalka Mudug
Magaca Xildhibanka: Beesha: Isimka Saxiixay
Xirsi Cabdi Oog " Cumar Maxamuud" Garade Maxamed Cilmi Shirwac
Siciido Geele Diiriye " Cumar Maxamuud" Garaad Maxamed Cilmi Shirwac
C/laahi Khaliif Xaashi "Leelkase" Wakiilka Ugaas MAxamed
C/rashiid Maxamed Xirsi "Leelkase" Caaqil Maxamed Guudle Muuse
Ibraahim Cilmi Warsame "Nuux Jibraahiil" Suladan MAxamed Suldaan Maxamuud
Axmed Jaamac Cabdule "Awrtable" Ogaas Cumar Geele
Xasan Xaange Maxamed "Reer Bicidyahan" Suldaan Xasan Cali Baale
C/laahi MAxamed Jaamac "Idigfacle" Caaqil Maxamed Aadan Dheere
C/raxmaan Axmed Xaaji "Meheri" Suldaan C/qaadi Cumar
C/wali Muuse Shire "Reer Maxamuud" Wakiil Suldaan C/rashiid
Liiska Xildhimaanada Gobalka Sanaag
Magaca Xildhimaanka: Beesha : Isimka Saxiixay
Axmed Cali Xaashi "Bahmarjeenteen" Suldaan Siciid Cabdisalaan
Maxamed C/naaleye "Gaashaan Buur" Suldaan Siciid Cabdisalaan
Maxamed Cali Guuleed "Reer Saalax" Suldaan Siciid Cabdisalaan
Cismaan Dalmar Yuusuf "Warlabe" Suldaan Siciid Cabdisalaan
Jookho Geele Faarax "Dubays" Suldaan Siciid Cabdisalaan
C/xakiim Maxamed Axmed "Bah Idoor" Suldaan Siciid Cabdisalaan
C/laahi Ducaale Cali "Dubays" Suldaan Siciid Cabdisalaan
C/qani Diiriye Cawl "Dubays" Suldaan Siciid Cabdisalaan
C/laahi Cali Xasan "Aadan Siciid" Suldaan Siciid Cabdisalaan
C/raxman Cali Bulshale "Maxamuud Garaad" Suldaan Siciid Cabdisalaan
Maxamud Garad Garad Salemaan G-Maxamed Garad Salemaan Garad Maxamed
Ismaaciil Cabdi Abtiile "Maxamud Garad" Garaad Saleemaan Garaad MAxamed
Liiska Xildhimaanada Gobalka Sool iyo Cayn
Magaca Xildhimaanka: Beesha: Isimka Saxiixay
Sadiq Abshir Maxamed "Maxamud Garad" Garaad Saleemaan Garaad Maxamed
Cali Jamac Faarax "Maxamuud Garaad" Garaad saleemaan Garaad maxamed
Siciid Cabdi MAxamuud "Maxamud Garaad" Garad Salemaan Garaad Maxamed
Cabdi Jaamac Cabdi "Maxamuud Garaad" Maxamed Garaad Ismaaciil
Cumar Jaamac Saleeman "Maxamuud Garaad" Maxamed Garaad Ismaacil
Faarax Sulub Jaamac "Faarax Garaad/Barkad" Garaad Abshir Saalax
Aadan Xuseen Ismaaciil "Faarax Garaad/Baharasame" Caaqil Axmed Xirsi Cawl
Cali Axmed Cismaan "Faarax Garaad/Barkad" Garaad Abshir Saalax
Cabdi Jabriil Dhible "Faarax Garaad/Caligari" Garaad C/laahi Garaad Soofe
Xuseen Yasiin Diiriye "Bah Nugaaleed/Khaalid" Suldaan Siciid Cusmaan Cali
Xiriir Gaas Gutaale "Bah Nugaaleed/Hayaag" Boqor Cabdulahi Axmad Cali
Ibraahim Maxamud Gure "Bah Nugaled/Xamud Ugaas" Ugaas Faarax Haji Maxamud
Maxamud Jaamac Banaf "Baha Nugaaleed"/Xasan Ugaas Ugaas Cabdulahi Ciise
Xildhibaanada Gobalka Bari/Karkaar
Magaca Xildhimaanka: Beesha : Isimka Saxiixay
C/laahi Siciid Caarshe "Cismaan Maxamuud" Boqor C/laahi Boqor Muuse
C/naasi Xuseen Cali "Cismaan Maxamuud" Boqor C/laahi Boqor Muuse
Axmed Maxamud Ducale "Cismaan Maxamuud" Boqor C/laahi Boqor Muuse
C/salaan Shiikh Maxamuud "Calisaleemaan" Beeldaaje Faarax Beeldaaje C/laahi
Cumar Ismaacil Maxamed "Calisaleemaan" Beeldaaje Faarax Beeldaaje C/laahi
Xasan Axmed Guuleed "Calisaleemaan" Beeldaaje Faarax Beeldaaje C/laahi
Cabdullaahi Cali Cusmaan "Dashiishe" Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin
Axmed Maxamed Cali Xabeeb "Dashiishe" Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin
Maxamed Cumar C/raxmaan "Dashiishe" Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin
C/xakiin C/salaan Ciise "Cali Jabraa’iil" Beeldaaje Cali Faarax
Saciid Faarax Maxamuud "Cali Jabraa’iil" Beeldaaje Cali Faarax
Bille Maxamuud Yuusuf "Sawaaq Roon" Beeldaaje Yaasiin Cali
Salaad Xareed Cali "Sawaaq Roon" Beeldaaje Yaasiin Cali
C/llaahi Sh. Axmed C/lle "Ugaar Saleebaan" Suldaan Muuse Faarax Muuse
Qaasim Yuusuf Ismaaciil "Ugaar Saleebaan" Suldaan Muuse Faarax Muuse
Maxamed Cusmaan Xasan "Ismaaciil Saleebaan" Beeldaaje Cabbaas Cali
Yuusuf Saalax Samatar "Ismaaciil Saleebaan" Beeldaaje Cabbaas Cali
Khaliif Saciid Muuse "Amaanle" "Guurtida reerka"
Farax Jamac Boos "Cabdiraxiinm Ibrahim" Islaan Maxamed Islaan Maxamud
Cali Axmed Maxamuud "Reer Waa Rag" Suldaan Aadan Cige Guuleed
Saciid Cali Maxamed "Cabdi Koombe" Suldaan Maxamed Cali
Waxaad mooda in xoogaa cadaalad ku yartahay oo meesha qolooyin ka maqanyihiin sida LIIBAANGESHE ,KASKIIQABE IYO GEESI GUULE YAA U HADLA OO BAARLAMAANKA UGU JIRA .
gulle
August 11, 2013 at 5:13 am
Kkkkkkkkkk arintan anigu cadaalad daro ayaa u arkaa
Maxaa yeelay haday cadaladi jirto beesha guulharti ee
Geesaguule haday degan noqoto iyo dhul Iyo khayrat
Iyo tiro beelaha meshan igamuqda kuma dhama
Balse shekadu haday tahay majeertayniya waxan
U arkaa cadaalad.
ladane
January 1, 2014 at 1:21 pm
asc walaalayaal waxaan aad iyo aad uga xumahay qoraalka allidamaale uu ku dhaleecaynayo islaan bashiir isagoo sabab uga dhigaya in uu kaqadiyay xildhibaanadii beesha cabdi ciise iyo reer khalaf waa arin uusan aad iyo aad uga fiirsan oo uu ku degdagay.
waxaan u soo jeedinayaa ina adeerkay waxaasoo dhan waxaad u samaynaysaa maxaa xildhibaan la iisiin waayey.
jaamac
January 1, 2014 at 5:35 pm
Waa musuqmaasuq at its best.
Ayub
January 19, 2014 at 6:03 pm
Anagu libaan hartiyan nahay dhulbahantaan hawar wadagna lkn majertenia awooda ptnland idika gacnta kuma haynaysiin anaga wax ayan ka lenahay hadii an nahay dadka mamulka soo dhisay
Ibrahim ahmed
March 4, 2014 at 9:35 am
For me is good
feysal
July 11, 2014 at 8:01 pm
HADAAN NAHAY MEESHA LEELKASE WAXAAN KA BAXNAY MAAMUL KU SHEEGA BEELAHA HARTI EE BINTILAND..
WARDHERE
March 4, 2015 at 1:37 pm
ilaahbaa maha daleh puntland waxaa ka jira boob aad u xoogan beesha tanade bari waa xaqoodii waa la duudsiyey iyagaa na ka seexdey nina ma qaateen beesha mohamud cali leelkase oo aad u dagan deegaan xoogana ku leh gobolka bari oo hada loo kala saarey karkaar gardafuu iyo bari mohamud cali leelkase waxey dagaan deegaan aad ubalaaran oo la siman kan cismaan mohamud aydagaan hadana 1 kursi kuma laha parlamaanka puntland sidaa daraadeed waa in ay helaan xaqooda xoog iyo xeeladba parlamaanka puntland bari waxaa ka soo gala lafo yar yar oo mohamud cali leelkase uu ka badanyahey sida reer waa rag amaanle cabdi koombe cabdiraxiim ibraahim iwm
tunkujoog
May 19, 2015 at 11:43 pm
Xaqdarada Ilaah baa ka jaasaynaya kuwa qaybinta ku lug lahaa kuwa aan ogayn ha ogaadaan Beelaha liiskaas ka maqan waa ka madluun hana ogaadaan in Xisaabta Ilaahinaysan ahayn Cadaabta aakhiro oo keliyah Ilaah waa ka jaasanayaa kuwaas aduun ama aakhiro Markii cudur xun sida Kaansarka uu qabto yaysan oran waa xanuun ee waxa laga jafayaa xaqdara ay ku sameeyeen Beelaha la jooga
Khaliif
April 16, 2016 at 11:15 pm
Curadkii majeerteen baa laga tagay oo ah Wabeeneeye uguna tariikh dheer majeerteen dhinaca siyaasada dhinaca dhaqaalaha gobolka bari dega bosaaso iyo Qaw cadaalada waa muhiim curadka ixtiraam gooniya ayuu leeyahay lakiin wax kasta waxaa ka muhiimsan amniga iyo dalka inuu hormaro waaan ku qanacsanahay anoo fiirinaya danta guud cadaalada iyadaa soo daahiri doonta scw.
Isbatoore
May 2, 2016 at 3:36 pm
Pingback: Ruksis780
WAR MEESHAN CADAALAD MAAHA MEEYE BEELAHA GUMASOOR DAANWEYNE EE GOBOLKA MUDUG DEGAN
said
August 21, 2016 at 7:34 am
Pingback: Dooda Puntland Baa Dayacday Gobalada SSC iyo kala arragti duwanaahasha siyaasadda ee siyaasiyiinta SSC iyo Kuwa Aan SSC ka soo jeedin (Falanqayn) | Puntland Observer
puntland waxa ka jirta cadaalad xumo puntland waxa iska leh 3 qabiil Cisman maxamud,cumar maxamud,ciisemaxamud,waxay leyihiin magaca puntland lkn gobolada ma lahan gobolada bari sidan ogahy waxa iska leh qabiilo kala duwan sido kale mudug waxa iska leh qabiilo dhowr ah nugaal wa sido kle qabiilo badan oo aad iyo aad u sharaf badan oo dowlad nimada dhowraha sida WADALMUGE ama Maxamed tarareer sido kale amaanle sido kle siwaqron sido kle Cali saleeban
soomaali
February 21, 2017 at 11:44 am
cadaalad darro baa jirta away nuux jibraahil away cali salleban away suwaq roon gudiga soo xulay jajabka puntland bay ka shaqeyeen hadaanu nahay beelaha maqan waxaan si toosa uga go aynaa dhulkeena putland adaynaana meelo kale oo noo dhaanta halakan inagoo tirsanayna cadaald xummo iyo garabayn
mohamud
March 13, 2017 at 9:11 am
Pingback: Beesha Tanade Iyo 66-ka Xildhibaan ee Puntland (Qormo Gaaban) | Puntland Observer
Pingback: Marlabaad Akhri Xildhibaanka Hawada Waa Qorshe Dadka Deegaanka Soomaalida Degan Dhulkooda Lagu Dhacayo (Qormo Gaaban) | Puntland Observer
Pingback: Suldaan Siciid Cabdisalaan Suldaanka Guud ee Warsangali Oo Xiliyada Doorashada Puntland Iyo Somaliland si Fiican Lacagta U Qaata Ayaa Maantana Muuse Biixi Hadaaftimo Geeyay (Qormo Gaaban) | Puntland Observer
Pingback: Suldaan Siciid Suldaanka Guud ee Warsangali Oo Xiliyada Doorashada Puntland Iyo Somaliland si Fiican Lacagta U Qaata | allsanaag
mash’alah wa si cadaladi ku jirto loo soo xulay baarlamanka D/G buntland waxana ugu hanbalyaynaya buntland horumarka ay ku talabsatay iyo cadalada 👌
cismaan cali warfaa
September 16, 2017 at 7:03 am
xaqdaro wayn ayaa kajirta sidai qayb maaha ee waa boob iyo dhav aaway reerkii bosaaso asaasay gabtahanle iyo maganlabe also aaway beshii tiinle oo ilaa sanaag bari ilaa bosaaso degta
ali sugule
November 28, 2017 at 3:36 am