Home » Archives by category » Doorashooyinka-Q-D-Soomaalidu-degto

Dhalinyarada Gobolka Mudug oo Soo saaray Baaq ku Wajahan Dhamaan Qaybaha kala Duwan ee umada Reer Puntland .

Baqaqii Dhalin yarada ayaa waxaa uu u qornaa sidan.     BAAQ KU WAJAHAN DHAMMAAN QAYBAHA KALA DUWAN EE UMMADDA REER PUNTLAND :- Shacabka Puntland : Waxaan ugu baaqaynaa inay alle u noqdaan gacmahana is qabsadaan si Ay uga baxaan dhibaatada taagan ilaaliyaanna nabadda iyagoo adeegsanaya dulqaadkii badnaa Ee lagu yaqaannay qaadacaanna wufuudda gurayaha ku [...]

Gaalkacyo(puntlandobserver.com):-Shirkada Golis Gaalkacyo ayaa waxaa ay maanta ku qabatay Magalad Gaalacyo qaddo Sharaf ayada oo shirkadu ay soo Badhigayaysa Casriyeyn ay ku samaynaysay Adeegyadii horaye ee ay Shirkadu Fulisay iyo sidoo kale adeegyo Cusub oo shirkadu ay sheegtay . Qada sharafta aha ayaa waxaa ay shirkadu u qabatay Masuuliyiin aad u Tirabadan oo ay kamid [...]

Continue reading …

Gaalkacyo(puntlandobserver.com):-Magaaladda Gaalkacyo waxaa maantey kulan ku yeeshey qar ka mid ah odayaasha iyo waxgarad ka soo jeedey gobolka Mudug waxana kulan kooda ay ku taageren hadal dhawan ka soo yerey Cen.Cadde Muuse Xirsi waxana dhinaca kale ay ku dhaliileen furashada xisbiyada siyaasada iyagona sheegey in xiligaan marxaladaha lugu jiro owged aysan suragalinen in Puntlalnd Xisbiyo [...]

Continue reading …

Gaalkacyo(puntlandobserver.com):-Tiradan ardayda ah ee maanta ka qalinjabisay jamacada ayaa waxaa ay baratay luuqada englishka iyaga oo soobaranayey muddo halsano ah dhiganayeyna jamacadan maanta ay ka qalinjabiyeen. Masuuliyiintii Xafladaasi qalijabinta ah kasoo qaybgalay ayaa waxaa ay ka kala socdeen wasaarada waxbarashada dawlada Puntland Maamulka Jaamacada ugu Sareeya iyo Koo ayagu ahaa Aas Aasayasha Jaamacada masuuliyiintii ka [...]

Continue reading …

Gaalkacyo(puntlandobserver.com):-Ururka Caasho foundition oo dhawaan laga dhisay magalada gaalkacyo ayaa waxaa uu maanta markii ugu horaysay uu qabtay tabar isaga oo tabar u furay 50 haween ah oo isugu jira Ganacsato iyo Kuwo Ka Socda Ururrada Bulshada Magalada Gaalkacyo. Gudoomiyaha ururka Marwo Caasho Geelle Diiriye oo horay u ahaan jirtay Wasiirka Wasaarada Haweenka Ee Dawlada [...]

Continue reading …

Garowe(puntlandobserver.com):-Madaxweyne ku Xigeen Dawlada Puntland Genral Cabdisamed cali shire iyo Wasiirka Waxbarashada Dawlada Puntland iyo wasiiro kale oo ay kamid yihiin wasiirka amniga dawlada puntland agaasimaha guud ee waxbarashada ayaa waxaa ay maanta dhagax dhigeen xarun cusub oo ah xarun waxbarasho. Xaruntaan maanta la dhagax dhigay ayaa dhulka ay ku fadhido ama laga dhisayo uu [...]

Continue reading …

Muqdisho(puntlandobserer,com):-Madaxweyne Soomaaliya Xasan Shiiq Maxamuud ayaa digniin u diray maraakiibta shisheeye ee sida sharcidarada ah uga kaluumaysta xeebaha Soomaaliya kuwaas oo uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay il gaar ah ku eegi doonto. Madaxweynaha jamhuuriydda Soomaaliya mudan Xasan Shiiq Maxamuud oo maanta koormeer ku tagay xarunta Warshadda Wadin oo ka shaqeysa kaluunka ayaa ugu horeyn [...]

Continue reading …

MUQDISHO(Puntlandobserver.com):-Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Barlamanka ahna ku simaha Gudomiyaha Barlamanka Jeylaani Nuur Iikar ayaa sheegay in bulshada Soomaaliyeed looga baahanyahay in ay ka shaqeyaan sidii loo dhowri lahaa xuquuqda Aadanaha kadib markii shalay uu ka qeyb galay shir uu soo qabanqaabiyay gudiga xuquuqul insaanka ee baarlamanka. Jeylaani Nuur Iikar ku xigeyn 1-aad ee gudoomiyaha [...]

Continue reading …

GAROOWE(Puntlandobserver.com):-In kabadan 40 saxafi ayaa maanta tababar uga furmay magaalada Garoowe,kuwaas oo isaga kala yimid dalka iyo dibadda Tababarkaan oo ay soo qaban qaabisay hay’adda releef international ayaa furitaankiisii waxaa kasoo qeybgalay wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Ceydiid Dirir, waxaana lagu baranayaa duruus la xiriirta shaqada saxafiga.Wasiirka oo hadal ka jeediyey furitaankii tababarka ayaa saxafiyinta ku [...]

Continue reading …

Muqdisho(Puntlandobserver.com):-Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdigii uu hogaaminayo oo labadii maalin ee la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Garoowe ayaa dib ugu soo laabtay caawa magaalada Muqdisho. Mudane Xasan Shiiq Maxamuud Madaxweynaha dalka ayaa waxaa garoonka Muqdisho ku soo dhaweeyay R/wasaaraha dalka, xubno ka tirsan labada Gole ee dowladda, saraakiil ciidan iyo shacab. [...]

Continue reading …
Page 1 of 41234