Home » Search results for: “Shiikh idiris”

HALKAAN KILIGSII SI AAD U AKHRISID XIGMADIHII IYO WACYIGII UU SH IDIRIS KU GOOBAABINAYAY BULSHADA SOOMAALIDA QAAR KAMIDA KUWII AAN DAABACNAY

Continue reading …

Shiikh Idiris ayaa eray run ah banaanka keenay eraygaas oo aan in muddo ah ku daabacaynay P/O HALKAAN KA EEG QORMO ARRINKAAS KA HADLAYSA OO AAN P/O KU DAABACNAY 2013 Shiikh Idiris ayaa sheegay in dhibka Shacabka Soomaalida haystaa ay masuul ka yihiin shacabku ee aynan ciladdu ahayn siyaasiyiinta iyo musuqmaasuqa, waayo buu yri shacabka […]

Continue reading …

daawo barnaamijyadii hore ee aan ka daabacnay Sh Idiris Ama Qormadaan kale ee aan P/O ku daabacnay xili hore Nimcooyinka Illaahay Soomaalida ku manaystay, 2000km Wabi, 3300km bad (Qormo gaaban)

Continue reading …

Shiikh Idiris: Reer Gaalkacyo ha ogaadeen in uu Rasuulku yiri Labadii ruux ee islaama ee is dagaala ee dhiig daadiya in labaduba cadaabta ku waarayaan (Daawo)

Comments Off on Shiikh Idiris: Reer Gaalkacyo ha ogaadeen in uu Rasuulku yiri Labadii ruux ee islaama ee is dagaala ee dhiig daadiya in labaduba cadaabta ku waarayaan (Daawo)

Shiikh Idiris: Reer Gaalkacyo ha ogaadeen in uu Rasuulku yiri Labadii ruux ee islaama ee is dagaala ee dhiig daadiya in labaduba cadaabta ku waarayaan. Shiikh Idiris ayaa sheegay in dagaal dhib mooyee aannu wax wanaaga soo kordhinayn. Ha ogaadeen masuuliyiinta, in ay masuuliyad mugwayn saarantahay. Daawo shiikha ugu daacadsan wadaada Soomaalida oo aad uga […]

Continue reading …

Fadlan yaan wax salaada lala tukan kuwa iibsada xildhibaanada shacabka iyo kuwa salaadiinta sheegta ee lacagta ku qaata amaanada masaakiinta Soomaalida ee iibsada codka xildhibaanka ama u kala eexda ildhibaanada tartamaya. Xildhibaanada iibsada amaanada shacabka masaakiintaa ee dunida ku dulman ee Soomaalidaa xildhibaanka iibsada masiirkooda iyo amaanadooda yaan kuwaas salaanta laga qaadin yaan wax salaada […]

Continue reading …

Akhri qormada Dhamaan wadamada samaystay Nidaam iyo Hogaan Caadila, waxaa Bisil shacabkooda oo illaahay amarki shacabwalba qaabka ay yihiin sida ay u dhaqmaan ayaa la horgeeyaa Hogaan dhaqankaas leh Ama Shiikh Idiris:Dhibka Soomaaliya Ka Socda Waxaa U sababa Shacabka ee Hogaamiye Kooxeedka Ma Ahan (dhegyso). Aduunka illaahay baa iska leh oo dusha ka illaashanaya bini […]

Continue reading …

Soomaalida oo hal qowmiyad ah oo illaahay ku abuuray dhulka aduunka ugu qanisan uguna Istiraajiyadsan illaahay siiyay 3300 km oo bada iyagoo dad aad u yar ah uu illaahay dhulka intaa le’eg siiyay— Halkaan ka eeg 10 magaalo oo China Ku yaal oo magaalo kasta ay ku nool yihiin dad la tiro ah dhamaan qawmiyadda […]

Continue reading …