Dulmi kasta oo shacabka masaakiintaa ee Soomaalida ku dhaca marka daba gal lagu sameeyo waxaa la soo helaa in uu lug ku leeyahay nin ay Soomaalidu mansabkooda u dhiibteen oo in uu u waardiyeeyo ku aamineen, kuna sharfeen hadduu rabo wasiir ha noqdo. Laakiin waxaa loo badinayaa sababta ay Jubba-airways waxay rabto Puntland uga samayso […]
Continue reading …Professor Abdiraaq Abduullahi Jaamac Janagalle Musharax Punland 2019. Sida aynu kabaranay taariikhda waayaha aduunku soomaray,waxaynu dhaxalay in bulshooyinka aduunka ku kala dhaqan qaaradahiisa iyo dalalka kala duwani uu mid waliba lee yahay taariikh dhaqan,mid dhaqaale iyo mid siyaasadeedaba. Hadii dhanka kale laga eegana aadamuhu in badan waa isaga mid marka loo eego in yaroo ay […]
Continue reading …halkaan ka eeg boqolaal qoraal oo cadaaladda ka hadlaya oo aan P/O ku daabacnay P/O baan waxaan ku daabacnay boqolaal qoraal oo aan kaga hadlayno cawaaqib xumada cadaalad darada, waxaan kaloo baryahaan daabacaynay qoraal kooban oo ku saabsan dalalka horumaray oo dalalka soo koroya dad kooban si dadban xukunka ugu dhiibta oo Kenya waxaa xukunka […]
Continue reading …-Illaahay naxariistii janno ha ka waraabsho dadkii ku geeriyooday dhacdadaas Bariire. Qormadan hoose waa mid aan isleenahay waxku saxa. Hadda kahor baan Puntlandobserver ku daabacnay maqaal cadaynaya in kacdoonadii aduunka ka dhacay ay sabab u ahaayeen jawaab cadaalad darro, halkaan ka akhri Maxaad kala socotaa kacdoonadii dahsoonaa ee caddaalad daradda awgeed ku dhashay, iyo tusaalooyin […]
Continue reading …Puntland oo soo jirtay 18 sano oo aan wali lahayn maxkamaddii dastuurka iyo Garsoor madaxbanaan oo soo qabta ciddii musuqmaasuq ku kacda, ayuu hadana wasiirka cadaaladda Puntland tababarayaa maamul Gobaleedyada kale, daawo. Hanaanka Garsoor ee DFS, Puntland iyo Somaliland ayaa u dhisan habkii xukuumaddii Siyaad Barre, hadana waxaad mooddaa in maamul Gobaleedyadii Cusbaa hadda iyo […]
Continue reading …Caaqil Cabdirisaaq Dhalac Ilfur Oo Arrimo Xasaasiya Ka Hadlay sida Madaxda Puntland Oo Isku Dawladda U Maamula Iyo Shacabka oo Inta Malaayiin Laaluusha Xiliga Doorashada Ka Qaataan Musharaxiinta Hadana Fisha Cadaalad Iyo Maamul Wanaag (Dhegeyso)
Continue reading …