Home » Search results for: “cadaalad”

Dulmi kasta oo shacabka masaakiintaa ee Soomaalida ku dhaca marka daba gal lagu sameeyo waxaa la soo helaa in uu lug ku leeyahay nin ay Soomaalidu mansabkooda u dhiibteen oo in uu u waardiyeeyo ku aamineen, kuna sharfeen hadduu rabo wasiir ha noqdo. Laakiin waxaa loo badinayaa sababta ay Jubba-airways waxay rabto Puntland uga samayso […]

Continue reading …

PUNLAND HOGAAMIYIHII CADAALADA IYO HORMARKA KU SOO DABAALI LAHAA OO U ISTAAGAY DOORASHADA 2019

Comments Off on PUNLAND HOGAAMIYIHII CADAALADA IYO HORMARKA KU SOO DABAALI LAHAA OO U ISTAAGAY DOORASHADA 2019

Professor Abdiraaq Abduullahi Jaamac Janagalle Musharax Punland 2019. Sida aynu kabaranay taariikhda waayaha aduunku soomaray,waxaynu dhaxalay in bulshooyinka aduunka ku kala dhaqan qaaradahiisa  iyo dalalka kala duwani uu mid waliba lee yahay taariikh dhaqan,mid dhaqaale iyo mid siyaasadeedaba. Hadii dhanka kale laga eegana aadamuhu in badan waa isaga mid marka loo eego in yaroo ay […]

Continue reading …

Cadaalad Daradii Kenya Oo Sababtay Madaxwayne RAILA ODINGA In Uu Iskii Isku Magacaabo (Qoraal Kooban)

Comments Off on Cadaalad Daradii Kenya Oo Sababtay Madaxwayne RAILA ODINGA In Uu Iskii Isku Magacaabo (Qoraal Kooban)

halkaan ka eeg boqolaal qoraal oo cadaaladda ka hadlaya oo aan P/O ku daabacnay P/O baan waxaan ku daabacnay boqolaal qoraal oo aan kaga hadlayno cawaaqib xumada cadaalad darada, waxaan kaloo baryahaan daabacaynay qoraal kooban oo ku saabsan dalalka horumaray oo dalalka soo koroya dad kooban si dadban xukunka ugu dhiibta oo Kenya waxaa xukunka […]

Continue reading …

Dulmiga Iyo Cadaaladda (Dhegeyso: Sh Mustafe Ismaaciil Ninkii Dulmi Sameeya Khatarta Aakhiradiisa)

Comments Off on Dulmiga Iyo Cadaaladda (Dhegeyso: Sh Mustafe Ismaaciil Ninkii Dulmi Sameeya Khatarta Aakhiradiisa)
Continue reading …

Wasaaradda Cadaalada Puntland Oo Dibu Eegis Ku Samaynaysa Xeerka Kufsiga Puntland

Comments Off on Wasaaradda Cadaalada Puntland Oo Dibu Eegis Ku Samaynaysa Xeerka Kufsiga Puntland
Continue reading …

Heesta Cadaalad Darro Maxay Dhashaa

Comments Off on Heesta Cadaalad Darro Maxay Dhashaa
Continue reading …

-Illaahay naxariistii janno ha ka waraabsho dadkii ku geeriyooday dhacdadaas Bariire. Qormadan hoose waa mid aan isleenahay waxku saxa. Hadda kahor baan Puntlandobserver ku daabacnay maqaal cadaynaya in kacdoonadii aduunka ka dhacay ay sabab u ahaayeen jawaab cadaalad darro, halkaan ka akhri Maxaad kala socotaa kacdoonadii dahsoonaa ee caddaalad daradda awgeed ku dhashay, iyo tusaalooyin […]

Continue reading …

UNDP Oo Maamul Gobaleedyada Ka Caawinaysa In Ay Puntland Ka Kororsadaan Khibraddii Cadaaladda Iyo Garsoorka ee 18-kii Sano ee ay Jirtay

Comments Off on UNDP Oo Maamul Gobaleedyada Ka Caawinaysa In Ay Puntland Ka Kororsadaan Khibraddii Cadaaladda Iyo Garsoorka ee 18-kii Sano ee ay Jirtay

Puntland oo soo jirtay 18 sano oo aan wali lahayn maxkamaddii dastuurka iyo Garsoor madaxbanaan oo soo qabta ciddii musuqmaasuq ku kacda, ayuu hadana wasiirka cadaaladda Puntland tababarayaa maamul Gobaleedyada kale, daawo. Hanaanka Garsoor ee DFS, Puntland iyo Somaliland ayaa u dhisan habkii xukuumaddii Siyaad Barre, hadana waxaad mooddaa in maamul Gobaleedyadii Cusbaa hadda iyo […]

Continue reading …

Caaqil Cabdirisaaq Dhalac Ilfur Oo Arrimo Xasaasiya Ka Hadlaya sida Madaxda Puntland Oo Isku si Dawladda U Maamula Iyo Shacabka oo Inta Malaayiin Laaluusha Ka Qaata Xilliga Doorashada Musharaxiinta Hadana Fisha Cadaalad Iyo Maamul Wanaag (Dhegeyso)

Comments Off on Caaqil Cabdirisaaq Dhalac Ilfur Oo Arrimo Xasaasiya Ka Hadlaya sida Madaxda Puntland Oo Isku si Dawladda U Maamula Iyo Shacabka oo Inta Malaayiin Laaluusha Ka Qaata Xilliga Doorashada Musharaxiinta Hadana Fisha Cadaalad Iyo Maamul Wanaag (Dhegeyso)

Caaqil Cabdirisaaq Dhalac Ilfur Oo Arrimo Xasaasiya Ka Hadlay sida Madaxda Puntland Oo Isku Dawladda U Maamula Iyo Shacabka oo Inta Malaayiin Laaluusha Xiliga Doorashada Ka Qaataan Musharaxiinta Hadana Fisha Cadaalad Iyo Maamul Wanaag (Dhegeyso)

Continue reading …

Cali Guray Oo Kamid Ahaa Aasasayaashii Somaliland oo Sheegay In Aynan Jirrin Wax Uu Ka Jecelyahay Midnimada Soomaalida, Ee Kaliya Uu Raadinayo Cadaalad

Comments Off on Cali Guray Oo Kamid Ahaa Aasasayaashii Somaliland oo Sheegay In Aynan Jirrin Wax Uu Ka Jecelyahay Midnimada Soomaalida, Ee Kaliya Uu Raadinayo Cadaalad

Siyaasiga ugu daacadsan Siyaasiyiinta Soomaalida ee maanta dunida ku nool isla markaana siyaasaddiisa ku saleeya muhiimadda Runta Oo waxwalba lagu saleeyo. Hadaba Cali Guray oo kamida Siyaasiyiinta ugu culus siyaasiyiinta Somaliland ayaa sheegay in aynan jirrin wax uu ka jecelyahay midnimada Soomaaliya balse kaliya uu raadinayo hanaan cadaaladeed oo aan cidna xaqeeda la duudsiin. Hoos […]

Continue reading …
Page 1 of 46123Next ›Last »