Home » Search results for: “dagaalka gaalkacyo”

Dagaalka saaka subixii hore ka dhacay Suuqa Wayn ee Gaalkacyo ayaa waxaa u sabab ahaa, kadib markii mulkiile reer Puntland ah uu bakhaarkiisa ka kireeyay ganacsade reer Galmuug ah, balse markii danbe ganacsadahii reer Galmudug ee bakhaarku u kiraysnaa loo sheegay in uu bakhaarka baneeyo. Dabadeedna bakhaarkii laga kireeyay ganacsade reer Puntland ah. Bakhaarka ayaa […]

Continue reading …

Kooxo Qas Wadayaala Ajaanib Iyo Soomaali Isugu Jira Oo Dagaalka Gaalkacyo Horiya markay Maqlaan Kastamka Tuurdibi Wadada Wadaagsin ama maxjarka xoolaha oo la horumarinayo

Comments Off on Kooxo Qas Wadayaala Ajaanib Iyo Soomaali Isugu Jira Oo Dagaalka Gaalkacyo Horiya markay Maqlaan Kastamka Tuurdibi Wadada Wadaagsin ama maxjarka xoolaha oo la horumarinayo

Kooxo Qas Wadayaala Ajaanib Iyo Soomaali Isugu Jira Oo Dagaalka Gaalkacyo Horiya markay Maqlaan Kastamka Tuurdibi Wadada Wadaagsin ama maxjarka xoolaha oo la dhisayo. Iyadoo lawada ogyahay in ay Soomaaliya ka dagi la’dahay siyaasiyiin iyo ajaanib dana gooniya Soomaaliya ka leh, ayay magaalada Gaalkacyo waxay noqotay boog la juqa juqeeyo marka dana gooniya la leeyahay. […]

Continue reading …

Gen Smatar ayaa sheegay in qolo walba inta ay degantahay ku ekaato. Degmada Gaalkacyaa la isku hayaa, qolo walba waa taqaan intay xukunto waana in ay ku ekaato intooda, kaliya waa intaas wax dhiba oo kale ma jiraan. Waxaan ka mid ahaa odayaashii nabadayntii 1993 Caydiid iyo Cabdullaahi Yusuf ayaa ka mid ahaa, badana waa […]

Continue reading …

Madaxwayne ku xigeenka Puntland Eng C/Xakiin Cabdullaahi Camey ayaa si fiican u sharaxay waxa uu salka ku hayo dagaalkan ay maleeshiyaadka Galmudug mudada bisjaa kusoo qaadayeen Puntland. Camey ayaa sheegay in intii ay Puntland billowday in baabuurta Puntland u socda lagu kala wareejiyo Koonfurta Gaalkacyo aynan Puntland wax qaraxa ka dhicin. Camey oo ka hadlay […]

Continue reading …

Dr Cabdiraxmaan Faroole oo Si kulul Uga Hadlay Dagaalka Gaalkacyo, Dagaalka Gaalkacyo Waa Siyaasadaysanyahay (Dhegeyso)

Continue reading …

Dhegeyso Warbixin Dagaalka Gaalkacyo Iyo Waraysiyo Gudoomiyaasha Labada Dhan ee Puntland iyo Galmudug. Warbixintan waxaa diyaariyay Voa Somali

Continue reading …

Dagaalkii Gaalkacyo ka socday ayaa hadda xooggaa qaboobay. Saraakiisha Puntland ayaa sheegay in ay dagaalkii saakay ay ku qabsadeen laba gaari oo kuwa dagaalka ah oo Galmudug laga lahaa, waxay kaloo sheegeen in saaka Galmudug dagaalka looga awood roonaday oo fariisimo lagala wareegay. Dhanka kalena dagaalka saaka ayaa magaalada qudheeda ka dhacay iyadoo xaafadda garsoor […]

Continue reading …

Qormadaan waa qorma la diyaariyay sanadkii hore 2015 december maxaad kala socotaa wejiyada qarsoon ee dagaalka Gaalkacyo?, ma wuxuu u dhaxeeyaa Puntland iyo Gal-mudug?, mise?, xaggeese kasoo billaammay?, yoolkiisu’se muxuu yahay? haddaba qormadaan waxaynu ku faah faahindoonnaa su’aalahaas oo dhan iyo jawaabohooda, ula jeedada aan usoo bandhigaynana ma’ahan inaan dadka isku dirno, balse waxaan ku […]

Continue reading …

Dr Hiraabe oo ka mid ahaan jiray siyaasiyiintii u ololaynjiray in Xuduudda Galmudug ay Burtinle tahay, halkaan ka daawo Dr Hiraabe Xuduuda Galmudug waa Burtinle Hadaba umadda news ayaa qabanqaabisay dood looga hadlayo dagaalada Gaalkacyo oo uu markaas Dr hiraabe fikir ka dhiibanayo xili lagu guda jiro dagaal hadda muddo bila ay wadeen kooxo qaaray […]

Continue reading …

Maxaa Sababay Dagaalka Gaalkacyo (Warbixnidii P/O aan Horey Ugu Daabacnay)

Comments Off on Maxaa Sababay Dagaalka Gaalkacyo (Warbixnidii P/O aan Horey Ugu Daabacnay)

Waxaan Qormadaan idiinku soo gudbinaynaa wixii cilmibaaris iyo warbixin aan ku daabacnay waxa dhaliyay Qulquladaha dagaalada Gaakkacyo. Halkaan ka akhri –> dhamaan inta badan wixii warar Gaalkacyo la xiriiray —–> Halkaan hoose ka akhri warbixin muhiimad Warbixin Dhulka Ay Galmudug iyo Puntland Isku Hayaan ee Dagaalada dhaliyay iyo Halka Uu Arrinku Salka Ku Hayo ——> […]

Continue reading …
Page 1 of 11123Next ›Last »