Home » Search results for: “galaal”

Runtii taariikhda in si daacada looga run sheego waa wanaagsantahay Generaal Galaal waa ku mahadsanyahay in uu si saxa taariikhda uga sheekeeyo. Marar badan baan Puntlandobserver ku daabacnay in aynan fikirka gooni isutaagga Soomaaliland ka marnayn Qabyaalad waayo haddii ay Garoowe degenaan lahaayeen Beesha Isaaq, markaas fikirka gooni isutaagga Somaliland siyaasiinta ay Ethiopia ku maalgaliso […]

Continue reading …
Continue reading …

Waraysigii Galaal Iyo Waraysigii Cabdullaahi Yusuf Oo Iskeenay (Daawo Dagaalkii 77 Markii Laga Soo Noqday Siyaad Barre Wuxuu yiri Soo uruursha Askartii Ugu Geesisinaa Ha Lalaayee)

Comments Off on Waraysigii Galaal Iyo Waraysigii Cabdullaahi Yusuf Oo Iskeenay (Daawo Dagaalkii 77 Markii Laga Soo Noqday Siyaad Barre Wuxuu yiri Soo uruursha Askartii Ugu Geesisinaa Ha Lalaayee)

Hadaad waraysiga Cabdullaahi yusuf iyo Waraysiga Gen Galaal ee hoose aad dhagaysato waxaa kuu soo baxayo warar badan oo iskeenaya. Wararka ay Galaal iyo Cabdullaahi Yusuf midkastaa gaarkiisa u sheegay waxaa ka mid ah. 1) In ay dabeecadahii Siyaad Barre sabab u ahaayeen Burburkii Soomaaliya. 2) In Markii dagaalkii 77 laga soo noqday uu Siyaad […]

Continue reading …

Galaal ayaa sheegay sababta ay Soomaalidu ugu dhiiratay in ay weeraraan Ethiopia in ay salka ku haysay dagaalkii qaboobaa ee Warso Iyo Nato, oo markii Wadamadii Shuuciyiyadda lagala wareegay Egypy ay markaas midowggii sofiyeeti go’aansadeen in ay dalal badan oo taageersan siyaasadda Galbeedka xukuumadahooda la in qilaabo. Galaal ayaa horay u sheegay in Ruushku Soomaalida […]

Continue reading …
Continue reading …

General Galaal oo ka hadlay hiigsiga 2016

Comments Off on General Galaal oo ka hadlay hiigsiga 2016
Continue reading …

General Galaal oo ku biiray maamulka Ahlu Suna ee Dhuusamareeb (Daawo)

Comments Off on General Galaal oo ku biiray maamulka Ahlu Suna ee Dhuusamareeb (Daawo)
Continue reading …

Generaal Galaal oo dhaliilay Damjadiid iyo Cabdikariin wasiirka arrimaha Gudaha

Comments Off on Generaal Galaal oo dhaliilay Damjadiid iyo Cabdikariin wasiirka arrimaha Gudaha

Generaal Maxamed Nuur Galaal ayaa yiri Wasiirka arrimaha Amniga wuxuu ahaa macalin School Amnina waxba kama yaqaan, kamana shaqayn karo ee isagaa khatar ku ahaa waayo shuruuuduu u baahanyahay Amniga Galaal ayaa ka codsaday Raysal Wasaaraha in aanu kusoo darin Wasiiradiisa Koox Diimeedyadda sidda Alshabaab, Aala Shiikh, Damjadiid ISka ilaasha Koox Diimeed Ugu danbayntiina wuxuu […]

Continue reading …

Cabdullaahi Yusuf Itoobiya Iyo Mingiste Waxaan Isku Daggaalnay Dhulka Soomaaliya Hal-taako Laga Jarimaayo Xitaa Haddii Oogadayda oo Dahaba la Isiiyo, Waana Sababta la Igu Xiray markaan Sidaas Ku Dhiiraday

Comments Off on Cabdullaahi Yusuf Itoobiya Iyo Mingiste Waxaan Isku Daggaalnay Dhulka Soomaaliya Hal-taako Laga Jarimaayo Xitaa Haddii Oogadayda oo Dahaba la Isiiyo, Waana Sababta la Igu Xiray markaan Sidaas Ku Dhiiraday

Cabdullaahi Yusuf illaahay ha u naxariisto, wuxuu waraysigaan ku sheegay in markii uu ahaa gudoomiyaha Jamhadda SSDF, ay Mingiste ku heshiiyeen in uu kala shaqeeyo sidii Siyaad Barre xukunka looga tuurilahaa. Laakiin Itoobiya waxaa u qarsoonnaa in qawmiyaddan Soomaalidaa ee halka qowmiyadda ah ee dariska la ah lakala qaybsho Akhri qoraalka qaybi oo xukun Cabdullaahi […]

Continue reading …

Macangagnimadii iyo kaligi talisnimadii xukuumaddii siyaad barre waxay fure u noqotay burbrur qaran soomaaliyeed, kadib markii diyaaradihii qaranka dad shacaba lagu xasuuqay waxay reebtay in taalo diyaaradihii dagaalka ee qaranka markii dad shacaba lagu gumaaday in Hargaysa looga dhiso xasuus ahaan. Laakiin hogaamiyayaashii kasoo horjeesaday kaligi tallisnimadii Siyaad Barre ee SNM kuma cimro qaadan in […]

Continue reading …
Page 1 of 212