Home » Search results for: “nimcooyinka”

nimcooyinka Janada Allahu Akbar ( A Description of the paradise Jannah)

Comments Off on nimcooyinka Janada Allahu Akbar ( A Description of the paradise Jannah)
Continue reading …

Daawo Nimcooyinka Illaahay Janada dhigay ee Aanu Caqligaagu Keeni karrin

Comments Off on Daawo Nimcooyinka Illaahay Janada dhigay ee Aanu Caqligaagu Keeni karrin

daawo video-ga hoose haddii illaahay waxaas oo xidigo iyo aduunyo ka abuuray mid kamida 7-da samo, sow ma cadda in Illaahay markii hore nabi Adam Janada ku abuuray, kadib aduunka loosoo bixiyay si lowgu imtixaamo bani aadanka Isku soo duub aduunka 1-80 sano ayaa ruuxa lagu imtixaamaa, ruuxii imtixaanka alle ku baasa ayaa janada qiimahaas […]

Continue reading …

daawo barnaamijyadii hore ee aan ka daabacnay Sh Idiris Ama Qormadaan kale ee aan P/O ku daabacnay xili hore Nimcooyinka Illaahay Soomaalida ku manaystay, 2000km Wabi, 3300km bad (Qormo gaaban)

Continue reading …

Waa cadahay in illaahay Soomaalida siiyay nimcooyinka illaahay umad siiyo kuwa ugu badan, hadday noqon lahayn dhul iyo dad iyo wax walba. Nimcooyinka illahay ku manaystay Soomaaliya. 1) wabiyada shabeelle iyo Jubba dhererkooda waxay ka badan yihiin 2000 km halkaan ka eeg, waxayna maraan dhul simnan oo waliba carro madow ah, waxaana u dheer roob […]

Continue reading …

Waxaan marar aad u farabadan ku daabacnay P/O nimcooyinka faraha badan ee Illaahay Soomaali sida goonidaa u siiyay, balse halkii la rabay in ay Soomaali ku shukriyaan ayay waxay sameeyeen dulmi iyo kibir. Eeg nimcooyinka illaahay Soomaali ku manaystay. 1) Illaahay wuxuu siiyay Soomaali, diinta islaamka, oo hadda markii diimaha aduunka ka jira oo dhan […]

Continue reading …

Raysal Wasaare Khayre Oo Illaahay Halleelsiiyay Erayadii Ugu Habboonnaa ee Siyaasi Soomaaliyeed Ku Hadlo (Daawo)

Comments Off on Raysal Wasaare Khayre Oo Illaahay Halleelsiiyay Erayadii Ugu Habboonnaa ee Siyaasi Soomaaliyeed Ku Hadlo (Daawo)

Baryahaan waxaab P/O ku daabacnaa in ay Soomaali saacad kasta illaahay uga mahadnaqaan nimcooyinka illaahay sida goonidaa u siiyay, waana erayada uu ku hadlay Raysal wasaare Khayre oo uu illaahay talo saartay Maansha-Allaah. Arrinka labbaad ee ugu muhiimsan waa muhiimadda ay leedahay in siyaasigu dhegeysto talooyinka shacabka masiirkooda ku aaminay, oo uu markasta siyaasigu ku […]

Continue reading …

Lasoco Wiiggaan Waxaan P/O Kusoo Bandhigi Doonaa Qoraalo La Xiriira Tartanka Hoose ee Dekadaha (Gwadar) Pakistan-China Iyo Dp-World Khaliijka Reer Galbeedka

Comments Off on Lasoco Wiiggaan Waxaan P/O Kusoo Bandhigi Doonaa Qoraalo La Xiriira Tartanka Hoose ee Dekadaha (Gwadar) Pakistan-China Iyo Dp-World Khaliijka Reer Galbeedka

Waxaa aan P/O marwalba aan kusoo bandhigi jirnay qoraalo la xiriira in ay Soomaali dhex dhexaad ka noqdaan siyaasadaha u dhexeeya dalalka waawayn ee aduunka xukuma iyagoo markaas soo dhawaysanaya caalamka oo dhan oo aan u kala eexanayn. Inkastoo aad moodid dalalka reer galbeedka iyo khaliijka ay leeyihiin Soomaaliyay ama sidaan rabno wax u fuliya […]

Continue reading …

Beeraha Illaahay Soomaaliya Ku Manaystay (Waa Haddii Soomaali Nimcadaas Illaahay Ugu Mahadinayaan)

Comments Off on Beeraha Illaahay Soomaaliya Ku Manaystay (Waa Haddii Soomaali Nimcadaas Illaahay Ugu Mahadinayaan)

Illaahayga Subxaannu Qaadirkaa ayaa Soomaalida dajiyay dhul qaniya oo beero iyo daaqsin iyo kalluumaysi ku habboon, isla markaasna ka dhigay dad Muslima, hase yeeshii Soomaalidii ayaan marna Illaahay ugu xamdi naqin balse taas baddalkeeda waxay sameeyeen dulmi iyo waxwalba oo illaahay ka xarimay qofka muslimkaa. Waxaanad mooddaa in Soomaalidiina la imtixaamay. Ee Qofwalba oo Soomaaliya […]

Continue reading …

Dhallinta Midnimo Qaran – Cilmi Boodhari Oo Caddeeyay In Ay Soomaali Qoys Qura Tahay, Ilaahayna U Eexdey Soomaali, hadday ku shukrin waayeen la Imtixaamayo (Qoraal kooban)

Comments Off on Dhallinta Midnimo Qaran – Cilmi Boodhari Oo Caddeeyay In Ay Soomaali Qoys Qura Tahay, Ilaahayna U Eexdey Soomaali, hadday ku shukrin waayeen la Imtixaamayo (Qoraal kooban)

Qoraallada aan ka qornay nimcooyinka ilaahay sida goonida ah Soomaalida u siiyey Waxaan marar aad u farabbadan ku caddeeynney Puntlandobserver in ilaahay nimcooyin farabbadan uu siiyay Soomaali oo aan la siin qowmiyadaha kale, balse ay nimcadaas ilaahay siiyay Soomaali aynan dareemmin oo ku shukrin, isla markaana Soomaalidii la imtixaamay. Akhri qoraalada hoose nimcooyinkaas si aad […]

Continue reading …

Akhri 11 Page Oo Aan P/O Ku Daabacnay Kana Hadlaya Xalka Soomaaliya (Qoraal kooban)

Comments Off on Akhri 11 Page Oo Aan P/O Ku Daabacnay Kana Hadlaya Xalka Soomaaliya (Qoraal kooban)

Qoraaladii xalka Soomaaliya halkaan ka akhri Waxaan warbaahinta PO ku daabacnay qoraalo aad u farabaan oo aan ku xaqiijinayno, ninka Soomaaligaa ina walaalow wuxuu ku dhamaamo ma jirraan, waxay Soomaali dhammaanteed horumar ku gaarikartaa isku tanaasul, iscafis, illaahay oo nimcooyinka uu sida goonidaa noosiiyay looga mahadnaqo, cadaalad, maamul wanaag.   Arrimahaas waa in qofwalba goonidiisa […]

Continue reading …
Page 1 of 3123