Home » Search results for: “qore warsame Axmed”

Wixii Fowdo ka Dhaca Baarlamaanka DFS Waxaa Masuuliyadeeda Qaadanaya Madaxwayne Farmaajo (Qoraal by Warsame Axmed)

Comments Off on Wixii Fowdo ka Dhaca Baarlamaanka DFS Waxaa Masuuliyadeeda Qaadanaya Madaxwayne Farmaajo (Qoraal by Warsame Axmed)

-Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaan u sheegaynaa, inuu dastuurka qaran iyo xeer hoosaadyadiisa illaaliyo. -Jawaari Mooshinka laga keenay, oo ay dawladdu Baarlamaanka ku duushay, garanmayno meel ay dunida ka dhacday dawlad baarlamaan ku duushay. -Fawdo iyo dagaal wadanka ha laga illaaliyo, waxa taagan maantay oo arbaca ah bari laba waxyaaladood bay noqonaysaa. 1)-In meeshaa […]

Continue reading …

Khayraadkii Soomaaliya (macdantii Kalluunkii) Oo la Boobayo, Iyadoo La Adeegsanayo Maafiyo Isku Xiran Gude Iyo Dibad

Comments Off on Khayraadkii Soomaaliya (macdantii Kalluunkii) Oo la Boobayo, Iyadoo La Adeegsanayo Maafiyo Isku Xiran Gude Iyo Dibad

•Somalia Petroleum Law – Draft-June 2006 Hindishe sharciyeedkii batroolka Soomaalia Oil & Gas Gas Lifecycle Summit for Somali Lawmakers & Federal Member State Representatives V1 19_01 Khayraadkii Soomaaliya (macdantii Kalluunkii) Oo la Boobayo, Iyadoo La Adeegsanayo Maafiyo Gudaha Iyo Dibadda Isku Xiran Maxaan cadayn u ah??. -Sharcigii batroolka ee Soomaaliya ee la ansixiyay 2008 oo […]

Continue reading …

-Dawladihii Xamar Soomaray illaa 2012-kii maxay uga leexleexanahayaan danta shacabka Soomaaliyeed. A-Sow ma ahayn in ay abaaraan inay nabadgalyada wax ka qabtaan iyagoo la kaashanahaya maamulada dalka ka jira B- Sow ma ahayn In dastuurkii qaranka la qoro, oo dad aqoonyahana oo Soomaaliyeed ay qoraan, oo looga daawoobo oo looga biskoodo baab¨ii iyo bililaqadii dalka […]

Continue reading …

-Waxaan leenahay shacabka Soomaaliyeed waxaan u sheegaynaa taariikhda in laga barto qaladaadkii shalay in aan dib lowgu noqon. -2009 markii Cabdullaahi Yusuf is casilay markii calankii Soomaaliya Villa Soomaaliya laga taagay maxaa ka danbeeyay. 275 baarlamaankii ahaa in 275-kale lagu daro ayay international Cumminity ka shaqeeyeen. 550 xildhibaan shacabka Soomaaliyeed in wadankaanni qaadi karray ha […]

Continue reading …

-Muqdisho waxay nasiib u yeelatay in ay noqoto Caasimaddii Soomaaliya oo ay hantiday wixii canshuur Soomaaliya laga uruuriyay in Xamar lageeyay, wixii aduunka mucaawino laga helay in Xamar la geeyay, wixii dibadda laga soo shaqaystay in Xamar la geeyay, wixii wadanka gudihiisa joogay hantidoodii 80% in Xamar la geeyay, iyo wixii xoog iyo caqli Soomaali […]

Continue reading …

-Arrintaas oo billaabatay xiligii kacaanka 1969, iyadoo dad badan oo markaas dawladda u shaqaynayay xilkii laga xayuubiyay oo dibadda loo diray, dhammaan shaqaalihii dawladda ee badidoodu ay kasoo jeedeen Majeerteen/Maxamuud saleemaan ayaa shaqada laga cayriyay, illaa 75 sarkaal ayaa shaqada looga cayrshay beesha ay kasoo jeedaan awgeed 1971.. -Arrinkaas dad badan oo dawladdii shibilka wax […]

Continue reading …

-Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Waxaan ku wargallinaynaa 08-02-2017 taariikhda baal dahaba gashay baa Farmaajo loo dhiibbay, ogow doorashaadii Farmaajo Soomaaliya meel aan laga soo dhawaynin in aynan jirrin, Hargaysa, Boosaaso,Jigjiga, Gaarisa, Muqdisho, Cadaado, Dibadaha meel ay Soomaali joogtaba. -Ma ahayn jacayl gaara oo Farmaajo loo qabo, ee himilada shacabka Soomaaliyeed in uu fulliyo bay […]

Continue reading …

Warqadda Yusuf Garaad gudbiyay oo uu uga hadlayo, Uraaniumka Soomaaliya ee la yiri Alshabaab baa Iiraan U gudbiya. -Raysalwasaaraha iyo Madaxwaynaha Soomaaliya warqadaas markii la qorayay ma ogaayeen mise ma ogayn ?. -Soomaaliya ma leedahay rag dajiya qorshe siyaasadeed, ma jiraan (Policy makers) ?. -Arrintii khaliijka ee ay Soomaaliya la ciirciirisay baa looga sii daray […]

Continue reading …

-Sida Maapka Kore ku cad, haddii Badda Soomaaliya iyo barigaba diyaaradaha iyo maraakiibta Qadar Usocda laga xirro. Qadar waxay wayn doontaa meel ay diyaarado iyo maraakiib usoo maraan, sidaas la ajligeed Soomaaliya waa Istaraatigic, oo hadda Qadar min sacuud, Jabuuti, Yemen, Diyaarado iyo Maraakiib uma soo mari karraan oo waa laga xiray. -Sacuudiga ayaa Madaxwaynihii […]

Continue reading …

-Gaas iyo Cumar Cabdirashiid oo ku noolaa Maraykanka iyo Canada Nolashooda intii badnayd, waxbaannu baraynaaye arrintaan hoose ha darseen. -Soomaaliya oo mad-habkeedu yahay Shaaficiya, caqeedadeeduna ahayd Ashcariya. –Burburkii dawladda dhexe ee Soomaaliya kadib, waxaa la keenay Soomaaliya mad-habka la yiraahdo Wahaabiya, oo loo soo dhiibbay niman la yiraahdo Al-Itaxaad . -Dadkii 1991 Xamar laga soo […]

Continue reading …
Page 1 of 212