Home » Search results for: “shaqada madaxwaynaha”

Gudoomiyhii Hore ee Maxkamadda sare Ilka Xanafa halkaan ka eeg Qormooyinkii aan horey uga daabacnay Waxaan in muddo ah ku daabacaynay P/O xikmadaha Ilka Xanaf oo ah nin aad u fahansan shaqooyinka ay kala leeyihiin hay’adaha kala duwan ee Nidaamka dawladeed oo markaas dastuurka lowgu kala xadeeyay shaqooyinkooda. Shaqada Madaxwaynaha ayaa ku eg in uu […]

Continue reading …

Shaqada Raysalwasaaraha Iyo Madaxwaynaha Mida Ugu Wanaagsan (Fallanqayn Kooban)

Comments Off on Shaqada Raysalwasaaraha Iyo Madaxwaynaha Mida Ugu Wanaagsan (Fallanqayn Kooban)

Shaqada Madaxwaynaha ee ugu wanaagsan waa Illaaliye dastuur iyoIllaaliye  habsami u socodka hay’adaha kala duwan ee dawladda iyo xulashada hogaamiyaasha ugu habboon hay-adaha dawliga. Shaqada ugu wanaagsan ee Madaxwaynaha haddii uu daacad ka yahay in Soomaali la horumariyo isla markaasna aynan amar siinayn gacmo shisheeye waa xulashada Raysalwasaare iyo Gudi-garsoor, iyo taliyayaal Ciidan kuwa ugu […]

Continue reading …

Madaxwayne Farmaajo: Shaqadaydu Waxay Ku Koobantahay la Imaansho Qorshe Vision Iyo Dusha Ka Eegid Hay’adaha Dawladda(Daawo Waraysi)

Comments Off on Madaxwayne Farmaajo: Shaqadaydu Waxay Ku Koobantahay la Imaansho Qorshe Vision Iyo Dusha Ka Eegid Hay’adaha Dawladda(Daawo Waraysi)

Qoraal tirabadan oo ku saabsan shaqada Madaxwaynaha halkaan ka eeg qaar ka mida. Madaxwayne Farmaajo ayaa waxaa si toos live ah u waraysanayay BBC, shacabka ayaana su’aalo waydiinayay. Waxaana ugu qiima badnayd su’aal uu madaxwayne Farmaajo ku cadeeyay in ay shaqadiisu ku koobantahay la imaasho qorshihii ay dawladdu ku shaqaynlahayd, iyo u xalasho Raysalwasaarihii qorshahaas […]

Continue reading …

Musharax Tarsan ayaa aad iyo aad lowgu riyaaqay sidii uu qorshihiisa siyaasadeed ugu soo bandhigay Barnaamijka Yaa Mudan Madaxwaynaha 2017 ee Xasan Cade Somalicable. Aad bay daacadnimo iyo dhammaan arrimaha ay Soomaali u baahnayd ugu dhanyihiin hadalada Musharax Tarsan, waana ay Soo dhaweeyeen Soomaali meel ay joogaan. Kaliya waxaa hortaagan qodobka waa maxay shaqada Madaxwaynaha […]

Continue reading …

Ciladda ugu wayn ee Soomaalu meel walba oo ay joogaan haysata waa dhaqan xumadii uu dhaxal siiyay Marxuum Kaligi Taliye Siyaad Barre. Waxaanad arkaysaa sida qaldan ee ay Soomaalidu u fahmeen shaqada Madaxwaynaha. Aduunka Casrigaa Shacabku meel bay iska saareen Madaxwayne in uu wax walba kaligiis go’aan ka gaaro. Madaxwayne shaqadiisu waa Hogaamiye (Charman) , […]

Continue reading …

Qaabka loo xalinkaro Khilaafaadka soo noqnoqda ee Madaxwaynaha iyo Raysalwasaraha (talo soojeedin)

Comments Off on Qaabka loo xalinkaro Khilaafaadka soo noqnoqda ee Madaxwaynaha iyo Raysalwasaraha (talo soojeedin)

Waxa kaliya ee lagu kala baxaa waa Dastuur xeerleh iyo Hay-adihii kala dawanaa ee illaalinayay in Dastuurka lagu shaqeeyo. Haddii Qodabaddii Dastuuriga ahaa ee lagu heshiiyay ay qaar Ciladi ka timaaddo, sababta XildhibaanAda loo soo doortay waa waa sharci dajiyaal, markaas iyagay tahay in ay ka dooddaan Qodabada ciladdu ka imaanayso, oo ay markaas saxaan […]

Continue reading …

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Soomaaliland Ucid Faysal Cali waraabe ayaa aad uag hadlay Khilaafka Madaxwaynaha iyo Raysal wasaaraha. Faysal oo waraysi siiyay R_Kulmiye ayaa sheegay in uu aad uga xunyahay Khilaafkaan maadaama ay Malaayiin Soomaaliya maanta dhibaataysanyihiin. Waxaa la isku haystaa waa awoodda iyo dastuurka, waxaana haboon in awoodda ama Madaxwaynaha ama raysalwasaaraha loo daayo ama […]

Continue reading …

Dastuurka DFS Shaqada waa uu u kala qaybiyay Madaxwaynaha iyo Raysalwasaaraha, laakiin waxaad moodaa in aynan Soomaalidu aad u dhUUxin Micnaha Qodobka 90aad ee awoodda Madaxwaynaha. Waxaana uu Qirayaa Qodobka 90aad in uu MadaxwaynuhA awoodiisu ku koobantahay dusha ka eeggid sadexda Gole ee Dawladdu ka koobantahay sida Golaha Shacabku marka uu sharci dajin sameeyo calashaan […]

Continue reading …

Gaas: dhismo waddo 6 km Boosaaso waxaa ku baxday hal million$, sidoo kalena waxaan soo ogaaday in ay ku baxayso 2 million$ 70 km wado dhan qalabka iyo shaqada(dhageyso)

Comments Off on Gaas: dhismo waddo 6 km Boosaaso waxaa ku baxday hal million$, sidoo kalena waxaan soo ogaaday in ay ku baxayso 2 million$ 70 km wado dhan qalabka iyo shaqada(dhageyso)

Madaxwaynaha puntland xaqiiqdii waa uu hayaa wadadii iyo horseedkii wanaagsanaa, waana xaqiiq in shacabkaan kaliya waxa ay u baahanyihiin ay un tahay in ay dadku heshiiyaan oo isku tashadaaan, waa laga wanaagsan yahay in aad umad kale dhididkiood iyo canshuurtii laga soo qaaday aad maantoo dhan gacmaha u hoorsatid. maxaa kuu diiday in aad adigu […]

Continue reading …

Musharaxa Madaxwaynaha Puntland C/laahi Ciddi-Libaax soo bandhigay barnaamijkiisa siyaasadeed[Bayaan]

Comments Off on Musharaxa Madaxwaynaha Puntland C/laahi Ciddi-Libaax soo bandhigay barnaamijkiisa siyaasadeed[Bayaan]

Gaalkacyo: Waxaa isi soo taraya murashaxiinta isku soo taagaya xilka madaxtinimadda Puntland ee sanadka danbe.Siyaasi Cabdilaahi Cali Barre oo kusoo biiray murashaxiinta xilka ayaa maanta Gaalkacyo kasoo saaray bayaan qodobaysan oo uu kusoo bandhigayo haddii la doorto waxa uu qabanayo. Bayaan uu kusoo bandhigayo musharaxnimadiisa MadaxweynanimadaDowlada Puntland, Mudane Abdullahi Ali Barre, ayuu waxa uu hoosta […]

Continue reading …
Page 1 of 6123Next ›Last »