Home » Search results for: “xaliimo yarey”

Xaliima Yarey ayaa ahayd Gudoomihii Doorashooyinka DFS ee 2012 iyo Marlabaad hadana 2016 iyo Waliba Gudoomihii doorashooyinka ee Galmudug. Waxaana cad in kooxda Damjadiid ay 3-da jeerba iyagu u xusheen in ay usoo xusho xildhibaanadii dooranlahaa hogaamiye Damjadiid oo talada qabta. Akhir warbixin aan ku daabacnay P/O Gudigii Doorashooyinka kooxda DamJadiid oo Gudoomiye u doortay […]

Continue reading …

Shirkii Madaxshubka Xaliimo Yarey gabagabdiisii iyo Muuqaal

Comments Off on Shirkii Madaxshubka Xaliimo Yarey gabagabdiisii iyo Muuqaal

http://www.allsanaag.com/index.php/43-war-soomaali-ah/6002-shirka-madax-shubka-ee-xaliimo-macoow

Continue reading …

Kooxda Damjadiid oo hadda shacabkii Soomaaliyeed inqilaabka ku qabsaday ayaa fashilmay hadda waana ay wanaagsanayd in ay shacabka si fiican isku tusaan oo ay iyagu Tooshka isku daaraan inta aan lagu daarin. Halkaan ka akhri Magacyada iyo beelaha gudiga doorashooyinka qaranka ee 2016 iyo sida loo kala keensaday Kooxda Damjadiid ayaa 2012-dii markii Baarlamaanka Soomaaliya […]

Continue reading …

Warar si hor dhac usoo gaaraya warbaahinta P/O ayaan ku helnay xog la xiriidha qodabadii ugu xasaasinaa ee la isku haystay iyo Beesha Caalamka oo markii danbe soo dhexgashay si aad u fahanto qodabada la isku haysto akhri heshiiskii Garoowe oo afsoomaali ku qoran. Shirkaan ayaa u jeedkiisu ahaa in heshiiskii Garoowe qodabadii laguso kala […]

Continue reading …

Nicholas Key oo BBC waraysi siiyay oo taageeray Gudigii Doorashooyinka ee Damjadiid (Soomaaliya waa halagu kala tago Maqal iyo Falanqayn)

Comments Off on Nicholas Key oo BBC waraysi siiyay oo taageeray Gudigii Doorashooyinka ee Damjadiid (Soomaaliya waa halagu kala tago Maqal iyo Falanqayn)

Waxaad mooddaa in Soomaaliya lagu kala tagayo sida wax u socdaan waxaana hadda si toosa ugu sii dhamaynaya in Soomaaliya lagu kala tago Nicholas Key, kadib markii uu taageeray Gudigii Doorashooyinka ee la ogaa musuqmaasuqii ay Damjadiid ku soo xuleen. Waxay ahayd in Gudiyada qaran ee noocan ah ay Qaab wadatashi ku yimadaan, oo maadaama […]

Continue reading …

Finland: Ururka Finn Church Aid Oo Casumay Wasiirada Arrimaha Gudaha; Waxbarashada Iyo Amniga Ee DFS-(Warbixin Kooban Lacago Mallaayiina Oo Uu Ururku Soomaaliya Ku Bixiyay)

Comments Off on Finland: Ururka Finn Church Aid Oo Casumay Wasiirada Arrimaha Gudaha; Waxbarashada Iyo Amniga Ee DFS-(Warbixin Kooban Lacago Mallaayiina Oo Uu Ururku Soomaaliya Ku Bixiyay)

Ururka Ay Ku midoobay Kiniisadaha Finland ee Finn Church Aid, ayaa cusuumay Raysalwasaaraha Soomaaliya Wasiirro iyo agaasimayaal in ay yimaadaa dalka Finland mudada u dhaxaysa 1.10 illaa 5.10.2017. Wasiirada uu Ururka Finn Church Aid Finland ku casumay waxaa ka mid ah-Cabdi Faarax Saeed-Juxa Wasiirka Arrimaha Gudaha, Arrimaha Federaalka iyo Dibu-heshiisiinta – Mudane Maxamed Abuukar Islow […]

Continue reading …

Magacyada iyo beelaha gudiga doorashooyinka qaranka ee 2016 iyo sida loo kala keensaday

Comments Off on Magacyada iyo beelaha gudiga doorashooyinka qaranka ee 2016 iyo sida loo kala keensaday

Golaha wasiirada Soomaaliya ayaa dhowaan ansixiyey guddiga doorashooyinka qaranka ee 2016, oo ka kooban 9 xubnood. Marka laga reebo magacyadooda wax xog ama aqoon dheeri ah looma lahayn xubnahaas, inkasta oo magacyada qaar la aqoonsan karay. Haddaba waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa beelaha ay kasoo kala jeedaa xubnahaas iyo siyaasiyiinta kala keensaday. Hoos ka […]

Continue reading …