Abdiwahab Saed Ibraahim: Arday reer Awdal ah oo isbarbardhigay habka imtixaanka Puntland iyo Somaliland:

21 kii bishii may waxay ahayd maalin Khamiis ah aan u qalab qaatay oo aan u anba baxay magaalo ganacsiyeedka Gobolka bari ee Boosaaso aniga oo ka dhaqaaqay Caasimada Punt land ee Garowe, si aan uga qayb qaato imtixaanka qaranka Punt land ee fasalada Afraad ee dugsiga sare iyo fasalada sideedaadka. Ka dib socod dheer … Continue reading Abdiwahab Saed Ibraahim: Arday reer Awdal ah oo isbarbardhigay habka imtixaanka Puntland iyo Somaliland: