Afhayeenka Beesha Younis Cabdiraxmaan (Habarjeclo) oo sheegay Shirkadda Shidaalka Genel ee Turkiga oo 45 Million$ ay Dawladda siiyeen la lunsaday

Filed under: Wararka |

Halkaan ka akhri warbixinadii warbaahinta Puntlandobserver horay uga qortay shirkaddaan

Afhayeenka Beesha Younis Cabdiraxmaan (Habarjeclo) oo sheegay Shirkadda Shidaalka Genel ee Turkiga oo 45 Million$ ay Dawladda siiyeen la lunsaday

Afhayeenka oo ka qaybgallay shirkii Maalgashiga ee Uk ee Soomaaliland ee Siilaanyo Jooggay ayaa sheegay in Shirkadda Genel ee Turkiga in Qandaraas la siiyay ay ku bixiyeen 45 Million$ sy siiyeen Dawladda Somaliland

Afhayeenka ayaa sheegay in shirkaddaan ay Macdan doonayso in ay dalka ka gurato ee ay aynan batrool soo saarayn

Halkaan ka akhri warbixinadii warbaahinta Puntlandobserver horay uga qortay shirkaddaan