Afhayeenka SSC Faysal Cali Mas Oo Kashifay In Cali Qooto Qooto (Khiyaamo Khaatumo) Uu Wado Qorshihii Ugu Danbeeyay Ee Uu Buuhoodle Somaliland Ugu Gacangallinlahaa

Filed under: Important News,Wararka |

Afhayeenka SSC faysal cali mas ayaa sheegay in Cali Qooto Qooto Oo Hadda loo bixiyay Khiyaamo Khaatumo uu shir 3 geesooda kula galay maamulka Somaliland Caynaba, kaasi oo lagu gorfeeyay sidii Buuhoodle lowgu soo gacangallinlahaa maamulka Somaliland

Khiyaamo khaatumo ayaa maalmahan shir kula lahaa buuhoodle niman u ekaa maalgaliyaashii fikirkii Qaybi oo xukun ee uu Cali Qooto wakiilka uga ahaa mudada.

Cali Qooto ayaa muddo 15 sano ku dhow waday khiyaamooyin badan oo deegaanada ssc loo hoos gayn lahaa Somaliand iyadoo loo badaniyo in Cali Khiyaamo uu wakiil u yahay shirkadaha maafiyada ee dhaca dalalka soo koraya.

Hoos ka dhegayso

2 Responses to Afhayeenka SSC Faysal Cali Mas Oo Kashifay In Cali Qooto Qooto (Khiyaamo Khaatumo) Uu Wado Qorshihii Ugu Danbeeyay Ee Uu Buuhoodle Somaliland Ugu Gacangallinlahaa