Akhri oo dhagayso:Cadaymo Xukunkii Maxkamda Ximan iyo Xeeb ay ku riday Madaxda maamulka lacagaihii ay lunsadeen, Dhagayso Gudoomiyaha Baarlamaanka Ximan iyo Xeeb oo qirtay Xukunka Maxkamadda

Filed under: Wararka |

Shacabka Maamulgobaleedka Ximan iyo Xeeb ayaa noqonaya Shacabkii Soomaaliyeed ee ugu horeeyay ee Samaystay Nidaam Shacab oo leh Hay-ado dawladeed oo siman oo dastuurka kuwada shaqeeya Checks and Balance asal ah, waana sababtaas sababta xukunka lowgu riday madaxdii dalka ugu saraysay.


Hadaba sawirada hoose ka akhri go-aanadii Maxkamadda Ximan iyo Xeeb oo ah kuwii asalka ahaa ee Maxkamadda kasoo baxay

Maxkamaddasare1

Maxkamaddasare2

Maxkamaddasare3

Maxkamaddasare4

Maxkamaddasare5
Maxkamaddasar6

Maxkamaddasare7

Maxkamaddasare8

Halkaana ka dhagayso Gudoomiyaha Baarlamaanka Ximan iyo Xeeb oo Qirtay Xukunka Maxkamadda
Gudoomiyaha-ximan iyo xeeb
[audio:http://www.goboladaradio.com/wp-content/uploads/2014/04/Gudoomiyaha-baarlamaanka-Ximan-iyo-Xeeb-C-laahi-Faarax-Sndheere.mp3]

Ama Moobaalkaaga ka dhagayso

Warbaahinta Puntlandobserver ayaa in mudo ahba soo bandhigaysay muhiimada nidaamka hay-adaha kala madaxa banaan oo si dhaba iskula xisaabtaya iyagoo ku shaqaynaya dastuurka dalka halkaan ka akhri macluumaad arrinkaas la xiriira