Akhri Qormooyin aan Xasan Sh Ka Qornay, Qormadii God Abeeso ( Xasan Sheekh ayaa ka shaqeeyay in uu burburiyo sharcigii iyo nidaamkii dalka, wuxuu calaa xildhibaan gaarsiiyay haL-milyan)

Filed under: Articles,Important News,Wararka |

xasan sh murugo
Waxaan qormooyin badan ka qornay Xasan Sh Dhaqankiisa intii uu xukunka hayay waana xili ay habboontahay in dib loo akhriyo.

1) Qormadii GOD ABEESO HA QODIN KU DHICI DOONTAANA MOOJIDE.
Fadlan qormadaan gaaban ha dhayalsan ee akhri illaa dhamaad wax badan bay tooshka ku ifinaysaaMadaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa ka shaqeeyay in uu burburiyo sharcigii iyo nidaamkii dalka, wuxuu calaa xildhibaan gaarsiiyay haL-milyan, wuxuu soo uruursaday OO XILDHIBAANO KA DHIGAY dhammaan dadkii iska garab raratada ahaa isagoo isle ka faa-iidayso aqoon yari-dooda si ay kuugu codeeyaan bari, wuxuu lacago fara badan ku bixiyay in baarlamaanka laga reebo ruux walba oo wax kala garanaya— kilig garee si aad u akhrididi iyadoo dhamaystiran

2) Taladii P/O Xasan Sheekh Usoo Jeedisay 2013-kii Oo Run Noqotay (Akhri)

One Response to Akhri Qormooyin aan Xasan Sh Ka Qornay, Qormadii God Abeeso ( Xasan Sheekh ayaa ka shaqeeyay in uu burburiyo sharcigii iyo nidaamkii dalka, wuxuu calaa xildhibaan gaarsiiyay haL-milyan)

  1. Pingback: Barnaamijaka Suuqa Ganacsiga Aduunka (Maanta Kenya-Iran) | Puntland Observer