Allaahu Akbar: Culumada Puntland khayr alle hasiiyo oo sifiican reer Boosaaso uga wacyi galinayo in Xaqdaradii Ganacsade Xirsi dishay aynan Dhibkale keenin (Dhegeyso)

Filed under: Wararka |

Illaahay Khayr hasiiyee Culamada Puntland oo lagu xasuusto doorkii ay qaateen Qaxootigii Yemen Soo dhawayntoodii, iyo doorkii ay ka qaateen Buundadii daadku qaaday.

Culumada ayaa ka sheekeeyay Marxuum Ganacsade Xirsi Aduunyo oo bulshada reer Boosaaso ay isku raaceen in aannu magaalada Boosaaso kusoo noolaan nin ka wanaagsan oo ka akhlaaq wanaagsan.

Culumada ayaa sheegay in dadka dilay Xirsi ay nin ehelkooda oo miskiina oo nin wanaagsana ay iska dileen oo ay hadal shaydaan qaateen, oo ninkii magaaladaan ugu wanaagsanaa oo wadooyinka dhisijiray.

Dhegeyso hadalka Culumada oo ka hadlay qabuurta dusheeda