Alle Ha U Naxariisto Waa Maalintii Uu Geeriyooday Halyaygii Cabdullaahi Yusuf (Daawo Warysigiisa sida Uu Daacadda U ahaa In Kastoo Ay Ethiopia Laba Jeer Khiyaameen)

Filed under: Important News,Wararka |

Cabdullaahi Yusuf Waraysigaasaad ka daallacankartaa in uu ahaa nin wadaniya oo diidanaa kaligi tallisnimada balse ay Ethiopa laba jeer khiyaameen.

1)Xiligii uu jamhadaynayay waxay ugu sheekeeyeen waa isku danaysanaynaa idinkana kaligii talisnimadii Siyaad barraan Soomaaliya idinkala xoraynaynaynaa, laakiin waxay wateen qorshihii Soomaali lagu burburiyay, oo batyahaan ayay soo baxday in aynan Ethiopiaanku axdi lahayn marna
2) Waxaa lowgu sheekeeyay in Soomaaliya dawlad laga dhisi doono, balse markii dantii lalahaa laga gaaray ayaa isaga un xamar laga cayrshay.

Wuxuu ahaa nin daacada oo dan gooniya lahayn gurina ka dhisan oo aan wax hantiya waligiis uruursan

One Response to Alle Ha U Naxariisto Waa Maalintii Uu Geeriyooday Halyaygii Cabdullaahi Yusuf (Daawo Warysigiisa sida Uu Daacadda U ahaa In Kastoo Ay Ethiopia Laba Jeer Khiyaameen)