Alshabaab oo meelo Badan La Wareegtay Markii la Arkay Qaranimadii Soomaaliyaa Oo Soo Dhawaanaysa

Filed under: Wararka |

Alshabaab ayaa la wareegay daynuunay oo waxyar u jirta Baydhabo, sidoo kale weeraro ku qaaday ciidamada dawladda saldhigyada ay ku leeyihihiin Balcad iyo Jawhar dhexdooda.

Alshabaab ayaa loo badinayaa in ay taageeraan qolooyinka diidan qaranimada Soomaaliya, waxaana kuusooo baxaysa in ay hadda alshabaab ayba isdhiibi lahaayeen hadday arkaan Soomaali oo israacday, balse amay qisadu intaas ka wayntahay.

 

Al-shabaab oo la wareegay deegaanka Daynuunaay ee duleedka Baydhabo