Aqoonyahan Asad Caalim oo si fiican uga hadlay Khilaafka Madaxwaynaha iyo Raysalwasaaraha (Dhegeyso)

Filed under: Wararka |

Aqoon Yahan Asad Caalam oo ka maid ah Qurbajoogta Reer Finland ayaa maanta siiyay waraysi Radio Dalsan, Radio ka howlgala Magaalada Muqdisho, Asad Caalim ayaa si wanaagsan uga hadlay arragtidiisa waxa keenay Khilaafka, iyo halka uu xalku ku jiro.

Max’ed Axmed Nuur Caalim oo ah Diplumaasi Somaliyeed islamarkaana ku sugan magaalada Helisinki ee Dalka Filand ayaa sheegay in Kilaafka u dhaxeeya Madaxda Dowlada Somalia gaar ahaan Madaxweynaha iyo R/wasaaraha uu saameyn ku yeelan karo tageerada beesha caalamka ee ku wajahan Somalia.
Waxa uu sheegay in xiligaan Khilaaf uu dhibaato horle u gaysan karo bulshada Somaliyeed oo mudo ka badan 20-sano dhibatooyin la dalaa dhacayay.

Dhinaca kale waxa uu baaq u diray Madaxweyne Xasan sheikh Max’uud isagoona sheegay in wax aad looga wanagsan yahay ay tahay in wasiiro laysku badalay ay umad dhani dhibaato u gasho.

badiyow Helsinki2
[audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2014/11/asad-caalim-oo-ka-hadlay-khilaafka-Madaxwaynaha-iyo-Raysalwasaaraha.mp3]

Ama Moobiilkaaga ka dhegeyso