Aqoonyahannada Maxamed Xasan (Alto) , Cabdisamad Cali Xaashi Iyo Xamza Maxamed Oo Ka Talabixiyay Sidii Bulshada Soomaalida Loo Horumarrin-lahaa

Filed under: Aqoon-kororsi,Important News,Wararka |

Daadihiyaha Barnaamijka warbaahinta gaarhaye, Cabdiwaaxid ayaa dood dhexdhigay Aqoonyahannada Maxamed Xasan (Alto) ,Cabdisamad Cali Xaashi Iyo Xamza Maxamed dood kusaabsan xaaladda arrimaha bulshada ee Soomaalida gaar ahaan xaaladaha arrimaha bulshada.
Alto ayaa Puntland goor aan fogayn ka soo noqday halk Cabdisamed Cali Xaashina uuba ka shaqeeyo wasaaradda qorshaynta.
Hadaba hoos ka daawo dooda.