Ardayda Dhigata Iskuulada Gaalkacyo ee Labada Daan Galmudug Iyo Puntland Oo Nabadda U Banaanbaxay (Doorkii Wacyigallineed ee Uu P/O Ka Qaatay Dagaalada Gaalkacyo)

Filed under: Aqoon-kororsi,Important News,Wararka |

ardada Puntland Galmudug oo Nabad ku baaqay

Warbaahinta Puntlandobserver ayaa isku howsha in Soomaalida lagu baraajiyo in ay iska daayaan dagaalka iyo fawdada oo nabadda iyo horumarka kawada shaqeeyaan oo waa markaas marka ay dunida kale Soomaali wax la qaybsan karaan.

Halkaan ka eeg qaybo ka mida warbixinadii aan ka qornay dagaalada Gaalkacyo

 

Maanta ardada labada daan ee Gaalkacyo baa banaanbaxay kadib markay ogaadeen in ay ku dulmanyihiin dagaal baas oo billaa u jeeddo ah oo aan la garanayn wax uu soo kordhinayo.

 

Qoraalka hoose akhri waa mid aan daabacnay iyadoo markaas uu Gaalkacyo dagaal ka socdo.

10 Magaalo ee Dunida Ugu Dadka Badan iyo Gaalkacyo oo 5 km ah Is Barbardhig (Qormo gaaban)

 

2 Responses to Ardayda Dhigata Iskuulada Gaalkacyo ee Labada Daan Galmudug Iyo Puntland Oo Nabadda U Banaanbaxay (Doorkii Wacyigallineed ee Uu P/O Ka Qaatay Dagaalada Gaalkacyo)

  1. maansh,allah waa wax lagu farxo nabad caano iyo cibaado wbt.

    saida mohamed dahir
    October 2, 2017 at 2:44 pm
    Reply

  2. Anigu waxan oran laha wadankan waxuu ubahan yahay wadan Qabsada oo aman ka dhaliya,kadina barwaqada dhex tal ka sosara,waxad arkeysa dadka ku nol magaloyinka wadanka somaliya waxa ka muqda macaluul & rafaad wadankana wa cidla oo wax shaqo ah oo kasocda majiran,dadkii waxay isu haystan xabad waxna macaluul ayey u’ildaranyihin,arintu sidas kuma si socon karto,waxa fican in wadankan wax laga qabto,qof somali ah qorshahan ma fahmi karo,waxba yan lay maqashin calan & dawladnimo been ah oo laga baqtiyey,wadankan hodanka ah oo ummadi cudur & gajo xabad ugu dhamaden hadi kuwi wadanka udhashay wax tari wayen adunka aya la donaya in uu go’aan kaqato,oo wadanka lakeno dad si shinaha oo kale ah ama shine ah in wadanka wax ka sosaran,sida jidka Beraha,warshadaha Macdanta Badroolka khayradka Badda,,waxa meshas ka bixi lahayd Habargidir & Argagixiso burcad baded & dhaman musuqmasuqa somaliya mesha fosha xun dhigay.

    mohamed sulub
    October 3, 2017 at 1:24 am
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *