Maxamed Caalim oo BBC uga warbixiyay arragtidiisa wixii kasoo baxay shirkii wadatashiga (Dhegeyso)

Filed under: Important News,Wararka |


Aqoonyahan Maxamed Caalim oo BBC-du hordhigaty wixii uga baxay Shirka Madasha wadatashiga Muqdisho.

Caalim ayaa sheegay in Dawladdu ay isku koobtay arrimaha muhiimkaa.
Shirkii ugu danbeeyay ee New Deal ayay ahayd in DFS ay hawsha dhamaystirto.
Suurtagal ma ahan baan u malaynayaa in muddadaas yar arrimaha lagu dhamaystiro.
Dahqaalaha aduunka oo xumaaday iyo iyadoo aannu jirin heshiis wanaagsan oo dhexmaray maamulada.
asad-denmark3
Hadda Oktoobar bay ballameen, kulanka muhiimkaana waa Janauary, marka mudadaas yar yaa maal gallinaya waxaas oo shaqo ah.

Waa hal bacaad lagu lisay wixii maalmahaan oo dhan la waday.

Hos ka dhegeyso hadalka Caalim