Asad Caalim oo laga waraystay Khilaafka Madaxda Dfs iyo Saamjaynta Mustaqbalka (Dhegeyso)

Filed under: Wararka |

Aqoonyahana Siyaasi Maxamuud Maxamed Caalim oo kamid ah Qurbajoogta Ku nool dalka Finland ayaa arragtidiisa ka dhiibtay halka ay ku wajahantahay xaaladan adag ee soo korodhay iyo Khilaafkii ka yimid isku shaandhayntii raysal Wasaare Cabdi wali.

Asad Caalim ayaa sheegay in Khilaafka Madaxda uu waligi jiray,

laakiin Khilaafkan ayuu ku tilmaamay KHILAAFKA MAANTA IN AY LA GUDOOMAYSO XASAN SHIIKH.

Hoos ka dhegeyso Falanqayntan oo dhameystiran
[audio:http://www.kismaayo24.com/wp-content/uploads/2014/10/aqoonyahan.mp3]
badiyow Helsinki2

Ama moobiilkaaga ka dhegeyso