Asc ww: Tacsi Geeri naxdin badan Saado Cali Warsame, innaa lillaahi wa innaa illaahi raajicuun

Filed under: Wararka |

أعمق تعازيه، تحتاج الإلهي الإلهية جديد 23/07/2014
Asc ww: Tacsi Geeri naxdin badan, innaa lillaahi wa innaa illaahi raajicuun
Saado Cali Warsame, lafdhartii murtida ummadda Soomaaliyeed, wadaniyad qaran,cadaaladda jecel waa geeri naxdin badan oo qaran.
10429356_525835814183326_5117282694449035700_n
Ururka Somali Street Childeren Asociotion (SSCA) Masuuliyiintiisu waxay halkaan tacsi naxdin badan oo qaran uga dirayaan eheladii, qoyskii carruurtiisii,eheladii iyo ummadda Reer Puntlland iyo Soomaaliweynba.
Waxaab Alle uga baryaynaa in uu siiyo naxariis waarta,kitaabkeeddiina midigta ka siiyo Saadi Cali Warsame.
Samir iyo iimmaan guud ahaan iyo gaar ahaanba.
Waa darbi dumay wuxuuna ka dumay Soomaali oo dhan.

Alle Jannaddi Firdowsa ka waraabiyo Saado Cali Warmase.
• Waxay dhimatay bishii bilaha aduunka ugu khayrka badnayd.
• Waxay dhimatay tobankii cisho oo ugu khayrka badnaa.
• Waxaa dishay gacan ka xaqdaran.

Masuuliyiinta tacsidan diray.
1: Awil Abdi Farah.
2:Yurub Yususf Ahmed
3:Khadar Jama Farah
4: Said Aden Farah