Shirjraa-id oo uu qabty Madaxwaynihii hore ee Puntland Jen Cade Muuse ayuu mawqifkiisa ku cadeeday in qaabka hadda ay wax usocdaan uunan ahayn qaab wanaagsan islamarkaana loo baahanyahay in putland la badbadshaa. Cade ayaa sheegay in aana la aamini karin asxaabta hadda maamulka Puntlad wadaan loona baahanyahay in qaabkii hore loo cesho habka lagu dooranayo [...]
Halkaan kadhagayso waraysiga ama Moobaalkaaga
Continue reading …Nabadoon dhangad oo kamidda Nabadoonadda Puntland ayaa aad u dhaleeceeyay Nabadoonadda Beelaha Hawiye oo uu ku tilaamay iska da waxay nabadeeyaane iygaaa nabddda caqabadi ku ah waayo buu yiru Guryay Xoog ky haystaan nin kiiba 13 Guri buu ahaystaa. Dhagayso ama Moobaalkaaga ka dhagayso
Continue reading …Eng Faysal Cali waraabe oo aan marnaba qarsdan waxa calooshiisa kujira ayaa arrimo farabadan uga waramay Madeiadda sanadka ee Saadaal Media. Qanyaraha Soomaaliland Mude Eng Faysal ayaa aad uga hadlay shirka Jubooyinka isla markaana sheegay in uu dawladda laqabo in uu shirku mid qabiil ku dhisanyahay. Mar lawaydiiyay in ay baryahaan beelaha irirku is aruursnayaan [...]
Continue reading …Halkaan ka dhagayso warbixinta ama Moobaalkaaga
Continue reading …Madaxwayne Xassan Shiikh Maxamuud ayaa waxaa airaboorka kusoo dhaweeyay markii uu kadagay Garoonka Bole wasiirka arimaha Bulshada Dowladda Federaalka Ethiopia mudane C/fataax Sheekh Cabdullaahi. Madaxwaynaha oo lasheegay in uu ka qayb gali doono shirka Igad, ayaa sugayay in Madaxwaynaha Ethiopia ku qaabilo Garoonka balse taa badalkeedda wasiir katirsan Soomaalidda Ethiopia ayaa loo xilsaaray Qaabilaadiisa tani [...]
Continue reading …Puntland oo qorshaha 5-ta sanno soo socota dejineysa Wasaarada Qorsheynta iyo Iskaashiga Dowlada Puntland ayaa maanta 02 May,2013 bilowday barnaamij ku saabsan dejinta qorshaha shanta sano ee soo socda ,kadib kulan ka dhacay xarunta wasaarada ayna ka soo qaybgaleen masuuliyiinta wasaarada qorshaynta ,wasaaradaha kale iyo wakiilo ka socdey hayadaha caalamiga ah. Wasiirka Wasaarada Qorsheynta iyo [...]
Continue reading …