Home » Entries posted by tah Jam
Entries posted by Tahalill

Dad shacab ah oo lagu laayay bariga gobolka mudug

Wararka ka imaanaya baadiyaha fog ee degmada jariiban  ayaa sheegaya in Koox Maleeshiyo ah ay Xalay Weerareen meel u dhow Degaanka Qeydaro ee Bariga Gobolka Mudug. Illaa Shan Qof oo ciyaal iyo hooyadood ah ayaa lagu dilay,iyo gabarna waa dhaawac, qoyskaan ayaa ka soo guuray baadiyaha  buq qalooc iyaga oo u soo hayaamaya roob halkaas […]

WIIL 16 JIR AH MA ISTAGI KARO, MANA HADLI KARO

Comments Off on WIIL 16 JIR AH MA ISTAGI KARO, MANA HADLI KARO

C/wli ahmed Warsame (Ruugyar) waa 16 Jir ka soo jeeda qoys sabool ah oo  xoolihii ay ka dhamaaden ,labada lugood kuma istaagi karo,ma hadli karo ,ismana rogi karo noloshiisii sidaas ayaa Hooyadii u rog rogaysay, Booc oo 15km u jirta ayaan ku booqanay cunugaa dhiban,oo la keenay Gudiga isxilqaamay ee ayaa gaarsiiyay wax yar oo […]

Continue reading …

Gudiga abaaraha Degmada Jariiban

Comments Off on Gudiga abaaraha Degmada Jariiban
Continue reading …

Reer Jariiban oo U Mahadnaqay Gabdhaha Reer Ohio ee Deeqda Gaarsiiyay Dadka Abaaraha Degmada jarriiban

Comments Off on Reer Jariiban oo U Mahadnaqay Gabdhaha Reer Ohio ee Deeqda Gaarsiiyay Dadka Abaaraha Degmada jarriiban
Continue reading …

ceelasha degmada jariiban oo xalada khatar ah wajahay

Comments Off on ceelasha degmada jariiban oo xalada khatar ah wajahay

abaarta ka jirta Deegaamada Degmada jariiban oo mar ba mar sii adkaanaysa, ceelasha jariiban ee biyaha laga cabo waxay ahaayeen labo matoor iyo ceel gows, ceelgows mar hore ayuu go’ay waxaa la saarnaa Matoorada ,hadda ceelka la yiraahdo siigo dheere waxaa jaaliyada degmada jariiban u soo gaday Bam, markii lagu xirayna wuuba ka sii daray, […]

Continue reading …

WAXAA DEEGAAMADA HOOSYIMAADA DEGAMADA JARIIBAN KA JIRA ABAARO DARAN TAAS OO XOOLIHII AY GABO GABO MARAYAAN, DADKII AYAABA HADDA AAD KHATAR UGU JIRA,DEEGAANKAAS OO IN TIISA BADAN XOOLIHII LAGAMA HAYAAMIN SABABTOO AH WAA DHUL GAARI WAAA AH ,WADADU AAD U LIIDATO, DADKII IYO DUUNYADIIBA BIYAHA IYO CUNADABA WAA LA GAARSIIN WAAYAY WADA XUMO DARAADEED, WAXAA […]

Continue reading …

Waxaa Degmada Jariiban soo gaaray Gudiga abaaraha puntland ee culumada iyaga oo gaarsiiyay biyo dhaamis 130 booyadood, 40 booyadood ayey u dhiibeen Gudiga abaaraha ee degmada kuwaas oo laga dhaamiyay magaalada jariiban oo la gaarsiiyay aagaga u dhow ee abaaruhu aad u saameeyeen sida Magaqurun,Laanfardood,Cadaley, Buurta ciida leh,Xirmo kowte,Naanaa, Booc,Balag,Farcasuuro,Nuurada iyo kuwa kale, 90 ka […]

Continue reading …

Jawaari Oo Guulaystay

1 Comment

Xildhibaanadii Culosow iyo Ethiopia Soo uruursadeen baa u codeeyay labadii wakiil ee Ethiopia ee kala ahaa Jawaari Iyo Xidig. Waxayna dhammaan Xildhibaanadii lacagta ka qaatay Kooxihii Culusow iyo Ethiopia u codeeyeen wakiiladii Ethiopia. Waxaana inyar kaga guulaystay Xidig Jawaari. Waxay maanta Soomaali u ahayd maalin Soomaalidii fara ku tiriska ahayd ee rajada Soomaaliya in la […]

Continue reading …