Axmad Modóobe: Jubbaland waa in ay Soomaali Role Model u noqoto: Khudbaddii uu ka hor jeediyay ansixinta Dastuurká Jubbaland ee cajiibka ahayd (Dhegeyso)

Filed under: Important News,Wararka |

Khudbaddaan iyo khudbaddii maalintii dhawayd uu Madaxwayne Axmed Madoobe jeediyay labaduba waxay muujiyeen Geesinimo iyo nin leh arragti iyo karti Hogaamiyanimadeed, waana shakhsi ay ficiladiisa iyo hadaladiisu isleeyihiin.
Axmed madoobe Denmark
Runtii Axmed Madoobe waa uu ka farxiyay shacabkii Soomaaliyeed.
Hadalada Axmed Madoobe waxaa ka buuxa Midnimo Soomaaliyeed iyo wadiniyad.

Warbaahinta Puntlandobserver ayaa aad u soo dhawaynaysa GEESINIMIDA IYO HADALA QADIYA XAMBAARSAN EE AXMED MADOOBE XILI XAALAD ADAG UMMADDA SOOMAALIYEED AY KU JIRAAN

AXMED MADOOBE WAA GUULAYSAN DOONNAA, WAANA NIN FAHMAY HABKA SIYAASADEED EE SOOMAALIDA LOO XUKUMO.

HOOS KA DHEGEYSO HADALKA WANAAGGA IYO KU DAYASHADA MUDAN EE AXMED MADOOBE
[AUDIO MP3=”http://dhanaanmedia.com/wp-content/uploads/2015/07/Muuqaalka-Madaxweynaha-Jubbaland-ee-daah-furka-ansixinta-dastuurka-Jubbaland.mp3″]