Axmed Cali Bato iyo Hadalkiisii Cuslaa ee uu ka jeediyay shirkii Beelaha hartiga ee Finland ay kaga Damqadeen Dagaalkii Qorilay

Filed under: Important News,Wararka |

Axmed Cali Bato oo kamid ah Ragga Ugu culus Jaaliyadda Soomaalida ee Finland isla markaasna ku jira Odayaasha sida aadkaa looga xormeeyo Jaaliyadda Soomaalida ee Finland ayaa hadal Qiima badan ka jeediyay Shirkii Ja-raa-id ee Waxgaradka Beesha harti ay ku muujinayeen sida ay uga xumaadeen dadka walaalahaa ee Colaadu Kala gaadhay ee Qorilay iyo Tuula Jalam.
Axmed Cali Bato2

Hadaba hoos ka daawo Codka Axmed Cali Bato, oo ka mid ahaa Codadkii ay odayaashu shirka Ja-raa-id ka jeediyeen Goobta.