Axmed Muuse Nuur:Dagaalkii Jeexdin Kooxda Ciidanka Puntland Soo Weeradhay Ujeedkoodu Wuxuu Ahaa In Ay Burburiyaan heshiiskii Isku dhafka Ciidanka

Filed under: Important News,Wararka |

axmed-muuse-nuur
Axmed Muuse Gudoomiye ku xigeenkii hore ee Gobalka mudug ayaa sheegay in koox dambiilayaala ay u jeedadoodu tahay in ay burburiyaan heshiiskii isku dhafka ciidamada Puntland iyo Galmudug.

Qolada wax bi’isay waa in ay ka jawaabaan waxay bi’iyeen, qolada dhibku gaarayna ay dul qaataan, mana ahan in fidnawade wuxuu rabo sameeyo

One Response to Axmed Muuse Nuur:Dagaalkii Jeexdin Kooxda Ciidanka Puntland Soo Weeradhay Ujeedkoodu Wuxuu Ahaa In Ay Burburiyaan heshiiskii Isku dhafka Ciidanka