Baaq Nabadeed Beelaha Wallaalahaa ee Dirirtu Ku Dhexmartay Dharkayn Geenyo Gobalka Sool iyo Heesaha Qiimaha Nabadda

Filed under: Important News,Wararka |

Waa Arrin murugo leh haddiiba ay kuwii dad isugu xigay waa beelaha walaalahaa re Qayaad iyo Bah Hararsame beel beel isku laynayaan Halka dalal ka kooban 1400 oo million ay wada nool yihiin oo muddo boqol sano ku dhow aynan beel beel ahaan dad isaga layn.

Waxaa warbaahinta Puntlandobserver soo gaaray baaqyo aan kala go laheyn gaar ahaan baaqyo ay soo dirayaan beelaha ay bahwadaagta yihiin beelaha dirirtu dhex martay.
Waa bil ramadaan ee illaahay laabtooda is jacayl ha ugu bedallo colaadda iyo fawdada.

Hoos ka dhegeysta heesaha sharaxaya muhiimadda nabadda

Heesaha nabadda

One Response to Baaq Nabadeed Beelaha Wallaalahaa ee Dirirtu Ku Dhexmartay Dharkayn Geenyo Gobalka Sool iyo Heesaha Qiimaha Nabadda

  1. Pingback: Baaq Nabadeed Beelaha Wallaalahaa ee Dirirtu Ku Dhexmartay Dharkayn Geenyo Gobalka Sool iyo Heesaha Qiimaha Nabadda - Daily Somalia Report