Baaq Nabadeed iyo Heesihii Nabadda Muhiimadeeda (Daawo)

Filed under: Heeso,Important News,Wararka |

wacyigalin

Aduunka meesha kaliya ay dad walaalo ah isku laayaan waa Soomaali oo qura.
Bal daawo 1300 oo million oo hindi ah, wax is laynaya ma aragtaan.
Bal Day 1200 oo million china wax is laynaya ma arragtaan.
Bal eeg 800 oo million ee European wax is laynaya ma arragtaan

6 million ee Soomaalidaa ee habbeen iyo maalin xabadda isla dhacaya, maxaa ka qaldan ma waali mise caqli xumo.

Fadlan ka dhiidhi marwalba oo uu ruux walaalkaaya nabad la’aan iyo colaadi la soo dirosto.

Warbaahinta Puntlandobserver waxay ugu baaqaysaa walaalaha Gobalka Galguduud wada dega ee wiilka iyo abtigiisa inay joojiyaan xabadda oo halkaas dagaalka ku joojiyaan isla markaana miiska wada hadalka yimaadaan.

Daawo heesaha dhanka wacyigalinta ee Shaymire iyo Lafoole.

 

http://www.puntlandobserver.com/heesaha-ka-sheekaynaya-muhiimadda-nabadda-lafoole-iyo-shay-mire-daawo

One Response to Baaq Nabadeed iyo Heesihii Nabadda Muhiimadeeda (Daawo)

  1. Pingback: Baaq Nabadeed iyo Heesihii Nabadda Muhiimadeeda (Daawo) - Daily Somalia Report