Banaanbaxyo Puntland harqiyay oo looga soo horjeedo madaxda DFS (dhegeyso Khudbaddii Garoowe)

Filed under: Important News,Wararka |

Waxaa maantay magaaolooyin badan oo Puntland ka mid ah ka dhacay Banaabaxyo iyo shirar lagu muujinayo sida ay shacabka Puntland uga xunyihiin sidii qaldanayd ee Dawladda federaalkaa u maamushay Shirkii Maamulka lowgu samaynayay Gobalada dhexe.

Halkaan ka dhegaayso shacabkii Garoowe ka banaanbaxay hadaladoodii

banaanbax Garoowe

garoowe banaanbax1