Barnaamijaka Suuqa Ganacsiga Aduunka (Maanta Waxaan Ku Eegaynaa Ethiopia)

Filed under: Articles,Important News,Wararka |

Waa barnaamij aan ugu talagalnay in ay Soomaalidu aduunka kale eegaan iyo sida aduunku u kala ganacsanayo intii Soomaali isku mashquul sanayd, marka fadlan indhahaaga ku eeg caalamka kale haku eegin walaalkaa Soomaaliya.

Ethiopia oo qudheedu kamida wadamada dunida ka haray ee uu fakhrigu dillooday ayaa sanadka dhan waxay dibadda u iibgaysaa aduun dhan $5.44B, halka ay aduunka kale ka soo iibsato aduun dhan 17, 6 B, taasi oo ka dhigan in ay Ethiopia 3 jibaar soo dagsato waxa ay dibadda u iibgaysa waana khasaaro ballaaran oo micnaheedu ka dhiganyahay in Ethiopia waxsoo saarkeedu aad u hooseeyo.

Hadaba alaabaha ay Ethiopia soo saarto oo ay dibadda u iibgayso waxaa ka mid ah.

The top exports of Ethiopia are Coffee ($899M), Refined Petroleum($693M), Cut Flowers ($605M), Gold ($576M) and Other Vegetables($569M), using the 1992 revision of the HS (Harmonized System) classification. Its top imports are Refined Petroleum ($2.05B), Telephones ($811M), Delivery Trucks ($753M), Gas Turbines ($551M) and Packaged Medicaments ($498M).

Dalalka ugu muhiimsan ee ay Ethiopia alaabahay soo saarto u iibgayso waxay kala yihiin.

The top export destinations of Ethiopia are Somalia ($671M), Kuwait($642M), Switzerland ($622M), the Netherlands ($595M) and China($397M).

Dalalka ay alaabaadka ugu badan ka soo iibsato waxay kala yihiin.

The top import origins are China ($5.73B), Kuwait ($1.37B), India ($1.27B), the United States ($934M) and Japan ($655M).

 

Maxaa cajiiba.

Waxaa cajiiba runtii in ay Soomaaliya tahay dalka koobbaad ee ay Ethiopia waxa ay soo saarto u iibgayso, inkastoo aan la cadayn alaabaadka ay Ethiopia Soomaaliya u iibgayso hadana waxaa cad in Itoobiya Soomaaliya u iibgayso aduun dhan 671 million$ taasi oo ka dhignayd  lacag kaba badan isku dar waxa ay Soomaaliya aduunka kale u iibgays halkaan ka eeg Somalia exported $547M and imported $2.12B

Isku soo duub Soomaaliya ayuu wax-soo saarkeedu aad u hooseeyaa, laakiin waxaad mooddaa Ethiopia in aynan Soomaaliya waxbaba ka iibsan xitaa Kalluunka kama iibsato Ethiopia Somalia, waxaana wanaagsan in hadda Ethiopia loo iibgeeyo aduun dhan aduunka ay Itoobiya  u iibgayso Soomaaliya si uu xaalku u noqdo you win i win ama win win.

Sikoobban oo waliba deg deg ku jirro u diyaariye

Ibrahin Gablax gablax@yahoo.com

Puntlandobserver qaybta wacyigallinta.