Barnaamijaka Suuqa Ganacsiga Aduunka (Maanta Waxaan Ku Eegaynaa Malaysia)

Filed under: Important News,Wararka |

Waa barnaamij aan ugu talagalnay in shacabka Soomaaliyeed ay aduunka kale indhahooda ku eeggaan ee aynan iyagu is eegan.

Maanta waxaan si kooban ugu qaadaa dhigaynaa dalka Malaysia iyo suuqa ganacsi ee ay aduunka la wadaagto.

2015 Malaysia wixii ay dhoofisay waxaa lagu qiyaasaa lacag ahaan haddii loo bedallo 254 billion$

Isla sanadkaas Malaysia waxay soo dhoofsatay ama iibsatay alaabo lagu qiyaasay lacag ahaan 175 billion$.

Malysia alaabaha ay soosaarto oo dhoofiso waxaa ka mid ah.

The top exports of Malaysia are Integrated Circuits ($51.9B), Petroleum Gas ($13.2B), Refined Petroleum ($13.1B), Telephones ($11.4B) and Semiconductor Devices ($10B).

Alaabaadka ay Malaysia soo dhoofsato waxaa ka mid ah.

Its top imports are Integrated Circuits ($22.9B), Refined Petroleum ($14.4B), Semiconductor Devices($3.73B), Crude Petroleum ($3.33B) and Gold ($2.78B)..

Dalalka ay malaysia alaabaadkeeda ugu badan u iibgayso waxay kala yihiin.

The top export destinations of Malaysia are China ($39.5B), the United States ($32.5B), Singapore ($32.1B), Japan ($19.9B) and Thailand($11.8B). The top import origins are China ($35.6B), Singapore ($22.3B), the United States ($13.1B), Japan ($12.6B) and Thailand ($10.6B)..

Shacabka Malaysia waa illaa 30 million 3 jibaar shacabka Soomaalida.

Dhulka Malaysia waa kala bar dhulka Soomaalida.

 

Fiira gaara Soomaaliya ayaa dibadda u iibgaysay sanadkii 2015 nus billion$, halka malaysia kaliya  Integrated Circuits  lacagta ay ku iibisay dhamayd ($51B), ama 51 billion$.

Wixii ay Soomaali bad iyo bariba ka soo saartay waxaa 100 jibaar ka faa-iido batay qalabka Integrated Circuits Kuvahaun tulos haulle Integrated Circuitsee ay Malaysia soo saaraan.

Qalabkaan ayaa kaliya u baahan barasho balse aan u baahnayn wabiyo iyo bad baaxad wayn.

 

Ugu danbayn.

Soomaalidu ha joojiyaan dagaalka oo miskaxda ha maallaan.

 

Si kooban u diyaariye Ibrahin Gablax, qaybta wacyigallinta Puntlandobserver

 

 

2 Responses to Barnaamijaka Suuqa Ganacsiga Aduunka (Maanta Waxaan Ku Eegaynaa Malaysia)