Barnaamijka Dawlad: Madaxwaynahee Soomaaliya Ku Habboon iyo Cilmi Baaris kala Soco P/O

Filed under: Dawlad-Wanaagga,Important News,Wararka |

Dawlad

Barnaamijka Dawlad waa laba qaybood.

Qaybta Hore waa cilmibaaris ku salaysan hannaan dawladeed oo wanaaagsan iyo waraysiyo Soomaalida aqoon yahankaa ee dalka iyo dibadaba ku nool.

Qaybta labaad waa is waydiin Hogaamiyaha Soomaaliya ku habboon, iyo astaamaha iyo aqoonta lagu xulan karro.

Qaybta labaad ayaa u badnaanaysa su’aalo in la iska waydiin doono horta Hogaamiye nooceeya ayaa hadda Soomaaliya ku habboon, ma mid ay beesha caalamku u soo xulleen, mise mid Soomaalidu iska soo dhex xulleen??.

Qaybta Cilmi-baarista

Linkiyada hoose numebr kasta waa qayb dhan ee kilig garee

  1. Aqoonyahan Cabdiraxman Gablax oo aan ka Waraysanay Sida uu U Shaqeeyo Nidaamka iyo Systemka Dalka Maraykanku (Dhegeyso)
  2. Doorashada 2016 sida ugu cadaalad san ee xildhibaanada loosoo xuli karo(Qormooyin iyo Aflaam)

  3. Cilmibaaristii sanad kahor uu Ibrahin Gablax ka diyaariyay (isla xisaabtanka,Bangiyada iyo Tamarta,Quutul daruuriga,GDP iyo Miisaaniyadda, Dawladwanaag )

  4. Cadaalad iyo qormooyinkii cadaaladda la xiriiray ee aan P/O ku daabacnay

 

Qaybta 2aad ayaan ku eeggi doonnaa Madaxwaynahee ku haboon Soomaaliya, iyadoo aan waraysan doono dadka indheergaradkii ee Soomaalida u tilmaami kara Shakhsiga leh kartida uu Soomaali ku hogaaminkaro iyo sifooyinka uu leeyahay

 

 

 

Barnaamijka waxaa idiin daadihin doona asxaab fara badan laakiin qaybta hore waxaa dadihin doona

 

Ibrahin Gablax gablax@yahoo.com/Finland

 

 

 

 

One Response to Barnaamijka Dawlad: Madaxwaynahee Soomaaliya Ku Habboon iyo Cilmi Baaris kala Soco P/O

  1. Pingback: Su’aalaha Madaxwaynahee Soomaaliya ku habboon?. | Puntland Observer