Bashiir Gurxan Wasiirru dahwalaha Madaxtooyada Puntland oo sheegay in Shacabka Iiraan shacabka Soomaalidaa aynan wax colaada waligeed dhexmarin (Dhagayso)

Filed under: Important News,Wararka |

Bashiir Gurxan (Wasiiru dawlaha xiriirka gobalada u qaabilsan Puntland Bashiir Cabdiraxmaan Xaaji Gurxa) ayaa noqday Siyaasiga kaliya ee Geesigaa ee runta sheegay oo arrimo badan oo shacab badan ka guuxayay balse aan sheegi akrin oo baqanaya u hadlay.

Bashiir wixii sheegay in cadawga Soomaalida ay yihiin kooxaha Alshabaab, Aala Sheekh, Damjadiid, Daacish –> kooxahaan xagee laga soo afuufaa ma iiraan, laakiin yaa haya shiico dadka miino u dhigaya oo hoteelada qarxinaya, waayo illaa hadda lama hayo ruux ay dileen ama miino ku qarxiyeen kooxaha shiicadaa.

Bashiir ayaa sheegay in ay marwalba kooxaha diimaha tiradii ka bateen

Bashiir wuxuu sheegay in doorka Soomaalida uu ahaa in ay dhexdhexaadiyaan shacabka walaalahooda ee Sacuudiga iyo Iiraan laakiins sabab xiriirka lowgu jaro ma garanayo.

Bashiir wuxuu kaloo sheegay in dalalka Cumaan, kuwait, Imaaraadka Carabta aynan xiriirka u jarin Iiraan uunnan garanayn sabab ay Soomaali ugu jarto xiriirka.

Hoos ka dhegeyso

2 Responses to Bashiir Gurxan Wasiirru dahwalaha Madaxtooyada Puntland oo sheegay in Shacabka Iiraan shacabka Soomaalidaa aynan wax colaada waligeed dhexmarin (Dhagayso)

  1. Pingback: Camey Ma Kooxihii Kushubo Ayuu Ku Biirray Waa Kan Wasiir Gurxan Wasiirkii Puntland Ugu Daacadsanaa Xilka Ka Qaadayee (Qormo Gaaban) | Puntland Observer