BBC iyo VOA oo si toosa ula saftay Xasan Shiikh iyo Faarax Sh (Cadaymo)

Filed under: Wararka |


Sida Xaqiiqdaa warbaahintan voa iyo bbc ayaa shacabka marin habaabin aynan shacabka caadigaa fahmayn ku samaynaya kadib marii ay waraysteen niman si dadban xasan sh u taageersan.

Nimanka ay waraysanayaan Voa iyo BBC oo aad isleedahay hoos bay ka wada shaqaynayaan ayaa labaduba si qaldan ay u fasirayaan nimanka ay waraysanayaan qodobka muhiimkaa ee dastuuriggaa ee ah QODOBKA 90AAD

<Halkaan ka eeg warbixin si kooban Puntlandobserver ay u uga diyaarisay Dastuurka DFS iyo Khilaafka Madaxwaynaha iyo Raysalwaraaha (Falanqayn muhim ah)

QODOBKA 90AAD WUXUU KA HADLAYAA AWOODDA MADAXWAYNAHA EE DASTUURKA
QODOBKAAN WAA QODOB SIDII LA RABO LOO FASIRI KARO, WAAYO QODOBKAAN WUXUU SIINAYAA MADAXWAYNAHA AW0ODO FARABADAN, LAAKIIN XAQIIQDU WAXA WEEYE

MADAXWAYNAHA SHAQADIISU MA AHAN IN UU SHAQADA XUKUUMADDA IYO TAN GARSOORKA IYO TAN GOLAHA WAKIILADA UU FARAHA LAGALO, LAAKIIN WAA SHAQSIGA DUSHA KA WAARDIYAYNAYA SADEXDA GOLE, INTA BADAN HAWSHIISU WAA SAXIIXID, LAAKIIN MARNA MA AHAN RUUXII QABANAYAY SHAQADA GOALAGHA SHARCI DAJINTA AMA FULINTA.

Halkaan ka dhegeyso mid kamida nimankaan ay waraysanayaan.
[audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2014/10/xuseen-ciise-bare-muqdisho.mp3]

Ama Moobiilkaaga ka dhegeyso