BBC Somali faebook:WAR DEG DEG AH: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa ku tilmaamay go’aankii Raiisul Wasaaraha maanta ee isku shaandheynta wasiiradda mid wax kama jiraan ah.

Filed under: Wararka |

WAR DEG DEG AH: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa ku tilmaamay go’aankii Raiisul Wasaaraha maanta ee isku shaandheynta wasiiradda mid wax kama jiraan ah. Waxaa hadal ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya lagu sheegay in wasiir kasta uu sii wato xilkii lagu ogaa, saameyna aanay ku yeelan warka ka soo baxay xafiiska Raiisul Wasaaraha maanta. Sideed u aragtaa? ka soo dhiibo aragtidaada.
Xigasho BBC Somali Facebook