Beelaha ay kasoo jeedaan Gudoonka Baarkamaanka Galmudug ee la doortay

Filed under: Important News,Wararka |

Gudoonka Baarlamaanka ee Galmudug ayaa waxaa ku guulaystay 3da Xildhibaan ee kala ah

Gudoomiyaha Barlamanka Cali Gacal oo kasoo jeeda beesha Hawiye/Murursade

Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee Barlamanka Xareed Cali Xareed oo kasoo jeeda beesha Direed/ Qubeys

Gudoomiye kuxigeenka labaad oo kasoo jeeda beesha Hawiye /Habargidir/Saruur.

Waxaana booska ka maqan Beeshii Sade Daarood ee Marka ay arkaan walaalahood reer Puntland oranjiray awood daarood baan Soomaaliya ku qabsanay iyo Awood Sadaan Jubbooyinka ku qabsanay.