Beesha Caalamka oo Xasan Sheekh talooyin u soo jeedisay (warar P/O si hoose ugu soo dhacay)

Filed under: Wararka |

Warar si hoose warbaahinta P/O ugu soo dhacay ayaa sheegaya in Xubno Muhiima oo Beesha Caalamka kasocda ay Xasan si cad ugu sheegeen in aynan Shacabka Soomaalida ogalayn muddo kororsi, sidaas la ajligeed ay tahay in Doorashadu xiligeeda qabsoonto.
xog hoose
Dhanka kalena Beesha Caalamka ayaa garawsatay in Xasan Sheekh uu ku fashilmay Siyaasaddii dalka dhankasta, dhanka Aminiga, dhanka Dib u heshiisiinta, dhanka Dawlad wanaagga.

Beesha Caalamka ayaa bixisa Kharashaad Malaayiina oo lowgu yaboohay umadda soomaaliyeed, sidaa la ajligeedna aan ka yeelayn Hal shakhsi in uu awooddii ku takri fallo, jihadana ka leexiyo umadda iyo dalalka caalamka, sidaas waxaa yiri nin kamid ah Xildhibaanada taageera Xasab Shiikh oo xogtan noo soo gudbiyay.