Beesha Dabare Oo Diiday In Uu Ugaaskoodu Ergooyinka Soo Xulo Kadib Markuu Alshabaab Ku Biiray (Dhegeyso)

Filed under: Wararka |

Beesha Dabara ayaa warasaxaafadeed ku sheegay in Ugaaskoodu Siidow Maxamed Nuur uu ka mid ahaa ururka Alshabaab isla markaana uu ka qaybqaatay arrimo dad lagu gumaaday.

Intaa ayay ku dareen in markii uu maqlay 135-kii oday ee 2012 xildhibaanada soo xulay ayuu Muqdisho isa sii taagey oo uu la heshiiyay 3 xildhibaan oo beesha ka mid ah.

Beesha ayaa sheegtay in uunan ugaaskoodu wax la tashiya la samayn beesha oo aannu cafis waydiisan.

Ugu danbayn beesha ayaa sheegtay in wakiilka qaramada midoobay uu sheegay in ugaaskii beeshiisu diido ay beeshiisu ka tashan karaan

Hoos ka dhegeyaso warkaas oo dhamaystiran.

One Response to Beesha Dabare Oo Diiday In Uu Ugaaskoodu Ergooyinka Soo Xulo Kadib Markuu Alshabaab Ku Biiray (Dhegeyso)

  1. Pingback: Beesha Dabare Oo Diiday In Uu Ugaaskoodu Ergooyinka Soo Xulo Kadib Markuu Alshabaab Ku Biiray (Dhegeyso) - Daily Somalia Report