Beesha Majeerteen Oo 3 xubnood Ka Heshay 67-dii Xubnood ee Golaha Wasiirada DFS

Filed under: Important News,Wararka |

Beesha Majeerteen ayaa looga qoondeeyay 67-da xubnood ee Golaha wasiirada DFS 3 xubnood oo hoos ku qoran, halka aynan beeshu ka mid ahayn Gudoonada Baarlamaanada, xilalka Madaxtooyada iyo Raysalwasaaraha, xilalka taliyaasha ciidamada.

Waxaana intaas u dheer in ay dad badani ku tuhunsanyihiin sad bursi iyo waliba kooxaha hadda wada mooshin lagu carqaladaynayo xukuumadda Farmaajo iyadoo lagu dacaayadaynayo farmaajo in uu beesha Majeerteen u eexday.

Hoos ka eeg xubnaha

Xildhibaan Cabdinaasir Saciid Muuse, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga Gudaha, Majeerteen, Sawaaqroon.
Xildhibaan , Maxamuud Xayir Ibraahim, Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Maaliyadda, Majeerteen, Cali Saleebaan
Wasiirka arrimaha gudaha Juxa, Majeerteen /Ciisamaxamuud.