Boosaaso: Soomaalidii 2500 ahayd ee Yemen ka soo Qaxay oo 500 la ambabixiyay qofkasta lasiiyay 120$ Basasna lasaaray (Dhegeyso)

Filed under: Important News,Wararka |

Shiikh Nuur Baaruud oo ah Gudoomiyaha Gudiga badbaadinta Qaxootiga Yemen ka imanaya ayaa siiyay waraysi Voa.
Shiikha ayaa sheegay in nin Soomaaliya uu bixiyay kharashka Yemen looga soo daadgureeyay Qoxooti soo gaaray Boosaaso oo gaarayay 2500.

Shiikhu wuxuu sheegay in ay Durba ambabixiyeen 500 oo aadayay Hargaysa iyo Muqdisho isla markaana ay dhiibeen kharashka basaska iyo waliba lacag ay qofwalba siiyeen oo qof walba ay siiyeen 120$

Shiikha ayaa sheegay in lagu qiyaaso Qaxootiga yemen joogga illaa 400 oo kun oo Soomaaliya.
Qaxootiga Yemen Boosaaso

Qaxootiga Yemen Boosaaso1

Qaxootiga Yemen Boosaaso2

Qaxootiga Yemen Boosaaso4

Qaxootiga Yemen Boosaaso5

Qaxootiga Yemen Boosaaso6

Qaxootiga Yemen Boosaaso8

Qaxootiga Yemen Boosaaso9

Qaxootiga Yemen Boosaaso10
Shiikhu wuxuu sheegay in ay Howl Culus qabanayeen Gudigoodu oo ay illaa Muqdisho lacagaha ka soo uruurinayeen, gudiyadayada meelwalba waa joogaan.
Bishaan baan ka nimid Muqdisho Qardho waxaan ku soo marnay 96 Qoys oo Qaxootiya Qoys walba waxaan siinay 200$

Waxaan ka xunahay in ay yartahay lacagta illaa hadda nasoo gaadhay