Boqor Buurmadow: Soomaalida in la mideeyo waa muhiim laakiin qaabkee loo midaynayaa (Boqor Buurmadow oo hadalo Geesinimo iyo wadaniyad xambaarsan ka dhawaajiyay

Filed under: Wararka |

Boqor Cismaan Maxamuud Buurmadow

oo ah isinka ama Boqorka Beelaha Reer Shiikh isxaaq gaar ahaan Beesha Habarjeclo, ayaa markii ugu horaysay si Geesinimo ku dheehantahay u muujiyay in ay Midnimada Soomaalidu ay lagama maarmaantahay, balse aan la hayn wadadii saxda ahayd ee loo mari lahaa.

buur madow
Boqor Buurmadow ayaa dhaliilay siyaasiyiinta Soomaalida, isla markaana sheegay in ay muhiim tahay wadahadalada Turkiga in lagu wareejiyo oday dhaqameedka Soomaalida.

Boqor Buurmadow ayaa noqonaya ruuxii ugu horeeyay islamarkaanaah Soomaalilands dhaba, oo markaas si geesinimo ku dheehantahay u sheegay in ay midnimada iyo Badbaadada Soomaalida muqadis tahay .

Dhanka kale Boqorka ayaa sheegay in hadii la doonayo in ay Soomaaliland Madaxbanaanida ka noqoto, markaas loo sheegaa wax u qalma ama u cuntama.

Hoos ka dhegayso hadalada Boqor Cusmaan Buurmadow