Bulshada Reer Boosaaso oo ugu baaqay in ay Reer Gaalkacyo Nabadda ku dagaalamaan Dagaal oogayaasha iska qabtaan

Filed under: Wararka |

Bulshada reer Boosaaso oo lagu xasuusto sidii ay Qaxootiga Soomaalida ee Yemen ka yimid ay usoo dhaweeyaan ayaa aad uga xumaaday qarniga 21aad Soomaali xabad wali dhexdooda isla dhacaya.