Buuq ka socda Golaha Baarlamaanka DFS iyo Warqaddii Ajanadaha ee Gudoomiyaha oo lala wareegay

Filed under: Wararka |

Iyadoo la faliyay in ay Kooxda Madaxwaynaha taageersan dadajiyaan in Cod ama mooshin loo qaado raysal Wasaaraha, ayaa waxaa baarlamaanka sii buux dhaafiyay oo ku hormaray Xoldhibaanadii kasoo horjeeday Miooshinka isla markaana waxay ka billaabmay Baarlamaankii Buuq labada dhan ah, waxaana la qaatay dhammaan wixii waraaqo ahaa ee Gudoonka baarlamaanka Miiska iyo Khaanadaha ugu jiray.

Dhanka kalena Maraykanka ayaa caddeeyay in ay dhaqaalaha ka jarayaan DFS haddii sidan xaalku kusii socdo