Caasimadda Soomaaliya Waa In Muqdisho Laga Raraa (Cadayn)

Filed under: Articles,Important News,Wararka |

-Muqdisho waxay nasiib u yeelatay in ay noqoto Caasimaddii Soomaaliya oo ay hantiday wixii canshuur Soomaaliya laga uruuriyay in Xamar lageeyay, wixii aduunka mucaawino laga helay in Xamar la geeyay, wixii dibadda laga soo shaqaystay in Xamar la geeyay, wixii wadanka gudihiisa joogay hantidoodii 80% in Xamar la geeyay, iyo wixii xoog iyo caqli Soomaali lahayd in Xamar la geeyay.

-1991 waxaas oo hantaya waa la bililiqaystay, maantana waxaa laga doodayaa maqaamka Muqdsiho.

-Aan iswaydiinnee Maqaamka Muqdisho yaa ka qaaday, xaggee buu yaallaa, xaggeese laga raadinahayaa.

-Jawaabtu waxa weeye kuwii billiliqaystay baa raba in ay xaqiiqda dhabtaa dadka ka duwaan oo ay haystaan hantidii Qaranka Soomaaliyeed.

-Dawladdii dhalatana in buuq lagu furo, oo aynan dayniile iyo Jaziira soo dhaafin, si Xamar lawgu cuno wixii lagu soo hello magaca Qaranka Soomaaliyeed, waxaana la rabaa in halkaas wixii lagu bislaysan karo lagu bislaysto qaranimadii Soomaaliyeedna halkaas qafaal waligeed lowgu haysto.

-Caasimadda Soomaaliya meeshay noqonlahayd waa in si degdega looga wada hadlo, wax kasoo baxaya Xamar oo laga sugahayo ma jirraan, xamar ninkii wax kasugayow quuso.

-Sharka kasoo socda Xamar oo Daacishtaa, ee dalka la rabo in lagu faafiyo in laga gaashaanto, waxaana daacish hadda laga soo abaabulayaa Villa Soomaaliya..

Xalka.

-Caasimadda Soomaaliya ma ahan meel cidi gooni u leedahay ee waa in Soomaali marlabaad wada tashi isugu timaaddo, illaahow maa laga dhigo meel Xamar 30 km u jirta.

-Ama Dawladdu si ku meel gaara meel kale ugu shaqayso, inta Xamar nabad noqonayso oo dadka hantidiisa loo celinahayo, oo markaas haddii dawladdu hagaajiso Xamar iyo nabadgalyadeeda iyo cadaaladeeda markaas dib lowgu soo noqdo haddii la isku raaco.

-Xamar waxay noqotay xarunta laga burburiyo Qaranka Soomaaliyeed, waxaa saldhig ka dhigtay dhammaan kuwa ka shaqeeya burburinta qaranka Soomaaliyeed

Qore Warsame Axmed

 

Cadayn Muqdisho Ma Noqon karto Caasimadda Soomaaliya Haddii Qaran Soomaaliyeed la Doonayo (Qaybta 1aad)

3 Responses to Caasimadda Soomaaliya Waa In Muqdisho Laga Raraa (Cadayn)

  1. Waa ra’yi wanaasgan waxayna dan ugu jirtaa dadka Muqdisho degan oo hada ay ku socoto barakicin intii ka dambeysay 2012 markii waxoogaa nabad ah ka dhalatay ayaa waxaa ku soo jabay Somali oo dhan dibad iyo gudo/shaqooyinka dowladda gaar ahaan Wasaaradaha dowladda waxaa ka shaqeeya 10,000 qofood dadka Muqdisho degan waxaa la soo xaqiijiyay in aaney 200 oo qofood ku laheyn/marka rajada kaliya ee reer Muqdisho leeyihiin waa in caasimadda iyo dowlada dhexe loo wareejiyo meel kale dadkan faraha badana ay meeshaas u wareegaan/Xamar markaa nolol wanaagsan ayay ka abuuran karaan dadka reer Muqdihso waxayna sameeysan karaan maamul ka shaqeeya horumrkooda iyaga iyo dadka kale ee Soomalida ah ee noolaan doona.

    Muxidiin
    October 14, 2017 at 6:02 am
    Reply

  2. Siilka Ayan Xirsi Cali gudahiis ha laga dhigo caasimada Somalia yaa mahbar. Madaxweyne Farmaajo ka joojiya brobogaandada mahbar urayo ayaa tahiin qaran dumis ah.

    Dowlada Federaalka Somalia
    October 14, 2017 at 10:54 am
    Reply

  3. Duqbulow

    Adiga oo wacal ah ay sharmuuta xabashi dhashay ayaa reer dhan aanad weligiis gaari karin wax ka sheegi. Sharmuutada ku dhashtay iyo Farmaajoba was. Puntland anaga dhisnay anaga iska leh Fatmaajo ma lahaan Amisomna ma lahaan.

    Shiine
    October 15, 2017 at 11:04 am
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *