Cabdi Waalka Puntland ama Gacanyaraha Indhacadaha Puntland oo la waraystay

Filed under: Important News,Wararka |

Waxaa baryahaanba Puntland ka taagnaa qalalaase ay abuurayaan Hogaamiye Kooxeed cusub oo Puntland ka dillaacay markii ugu Horaysay.

Labada Hogaamiye kooxeed ee Puntland hadda ka aasaasmay waxaa loo kala baxshay
Generaal Muxiyadiin oo hadda Puntland looga yaqaan Indhacadaha Puntland,

Halka Cabdi Yarena loo baxshay Cabdi Walaal, maadaama uu Cabdi Waal uu ahaan jiray Gacan yaríhii Indhacade, beel hoosena ay isla ahaayeen.
indhacade
Baryahaan danbe ayaa la isku caayaa Hogaamiye kooxeednimada iyo dagaal oognimada halka ay waaggii hore faan ka ahaan jirtay

Hadaba Voa ayaa waraysatay Cabdi Waalka Puntland mudane Cabdi yare