Cabdicasiis Jaamac Nugaal oo ku guulaystay doorashadii Gudoomiye Golaha Deegaanka Gaalkacyo, kuxigeen Yacquub Maxamed Cabdalla (warbixinkooban yay yihiin)

Filed under: Wararka |

Dr Cabdicasiis Jaamac Nugaal ayaa loo Doortay Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo 5-ta sanno ee soo socota waxaana uu helay 15 Cod oo kamid ah Golaha guud oo gaaraya 27 Xubnood wuxuuna ka gulaystay Xasan abgalow oo helay 11 Cod iyo mid halaabay.

Dr Cabdicasiis Jaamac Nugaal ayaa kunoolaa dalka Sweden mudo labaatan sano ah, wuxuuna Dr Cabdicasiis Jaamac Nugaal kamid ahaa halgamayaashii Jamhadii SSDF
???????????????????????????????

Labada nin ee la dhaarinayo ninka ookiyaalaha wata waa Gudoomiyaha cusub ee Degmada Gaalkacyo, ninka yarna waa Gudoomiye ku xigeenka cusub ee Degmada Gaalkacyo

Yacquub Maxamed Cabdalla ayaa isna kuguulaystay doorashadii Gudoomiye ku xigeenka, waxuuna kamid ahaa dhalinyarada Suxufiyiintaa ee Soomaaliya aadka looga yaqaan una shaqaynjray TV-ga Universal